{"id":452576,"date":"2021-07-23T06:29:11","date_gmt":"2021-07-23T06:29:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452576"},"modified":"2021-07-23T06:53:01","modified_gmt":"2021-07-23T06:53:01","slug":"r-rooble-oo-kulan-casho-ah-la-qaatay-guddiga-doorashooyinka-ee-heer-federal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-rooble-oo-kulan-casho-ah-la-qaatay-guddiga-doorashooyinka-ee-heer-federal\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Rooble oo kulan casho ah la qaatay Guddiga Doorashooyinka ee heer federaal"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magalada Muqdisho kulan casho sharaf ah ugu sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer ee federal.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka ayaa Guddiga ku bogaadiyey dadaalka iyo hannaanka shaqo ee ay u wadaan howlaha \u00a0ku saabsan doorashooyinka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ,waxa uu kula dardaarmay guddigaasi in ay doorashada u maamulaan si daahfuran oo ka fog eex iyo qof jecleysi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magalada Muqdisho kulan casho sharaf ah ugu sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer ee federal. Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka ayaa Guddiga ku bogaadiyey dadaalka iyo hannaanka shaqo ee ay u wadaan howlaha \u00a0ku saabsan doorashooyinka. Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ,waxa uu kula dardaarmay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":452577,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452576","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452576"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452582,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452576\/revisions\/452582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}