{"id":452445,"date":"2021-07-22T11:48:01","date_gmt":"2021-07-22T11:48:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452445"},"modified":"2021-07-22T11:48:01","modified_gmt":"2021-07-22T11:48:01","slug":"jacob-zuma-oo-hada-ah-maxbuus-ayaa-loo-ogolaaday-inuu-ka-qeyb-galo-aaska-walaalkiis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jacob-zuma-oo-hada-ah-maxbuus-ayaa-loo-ogolaaday-inuu-ka-qeyb-galo-aaska-walaalkiis\/","title":{"rendered":"Jacob Zuma oo hada ah maxbuus ayaa loo ogolaaday inuu ka qeyb galo aaska walaalkiis"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho\u2026SONNA\u2026Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma oo hadda maxbuu ah ayaa loo golaaday inuu xabsiga ka bixi karo si uu uga qeyb galo aaska walaalkiis.<br \/>\nZuma walaalkiis Michael ayaa la filayaa in gelinka dambe ee maanta lagu aaso magaalada Nkandla, oo ah meel aad loogu jecel yahay Jacob Zuma .<br \/>\nMichael ayaa ku dhintay isagoo ku jira da\u2019da 77 kadib xanuun muddo hayey, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha ee dalkaas.<br \/>\nZuma oo hadda 79 jir ah ayaa lagu xukumay 15 bilood oo xabsi ah, ka dib markii lagu eedeeyay denbiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin inuu xaqiray hey\u2019adaha garsoorka ee dalkaas iyo masuqmaasuq.<\/p>\n<p>Xariga Zuma kadib, waxaa ka dhacay dalka Koonfur Afrika bannaan baxyo wata rabshado kuwaas oo sababay dhimashada dad ka badan 200 oo qof iyo boobka hanti fara badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho\u2026SONNA\u2026Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma oo hadda maxbuu ah ayaa loo golaaday inuu xabsiga ka bixi karo si uu uga qeyb galo aaska walaalkiis. Zuma walaalkiis Michael ayaa la filayaa in gelinka dambe ee maanta lagu aaso magaalada Nkandla, oo ah meel aad loogu jecel yahay Jacob Zuma . Michael ayaa ku dhintay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":452446,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452445","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452445"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452447,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452445\/revisions\/452447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}