{"id":452439,"date":"2021-07-22T11:28:34","date_gmt":"2021-07-22T11:28:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452439"},"modified":"2021-07-22T11:28:55","modified_gmt":"2021-07-22T11:28:55","slug":"raiisul-wasaaraha-dalka-oo-la-kulmay-kuxigeenkiisa-iyo-guddoomiyaha-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-dalka-oo-la-kulmay-kuxigeenkiisa-iyo-guddoomiyaha-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaaraha dalka oo la kulmay kuxigeenkiisa iyo Guddoomiyaha Aqalka sare"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019isul Wasaaraha XFS \u00a0Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare \u00a0ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi \u00a0iyo Ra\u2019isul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed<\/p>\n<p>Wadatashi iyo gorfeyn ka dib waxaa la isla gartay in Guddoomiye Cabdi Cabdi Xaashi iyo Ra\u2019iisul Wasaare \u00a0ku-xigeenku muddo kooban xal uga soo gaaraan kala aragti duwanaashahooda arrimaha doorashooyinka si ay u qabsoonto doorashada xubnaha labada Aqal ee gobollada Waqooyi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019isul Wasaaraha XFS \u00a0Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare \u00a0ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi \u00a0iyo Ra\u2019isul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Wadatashi iyo gorfeyn ka dib waxaa la isla gartay in Guddoomiye Cabdi Cabdi Xaashi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":452440,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452439","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452439","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452439"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452439\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452441,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452439\/revisions\/452441"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452440"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}