{"id":452428,"date":"2021-07-22T09:21:27","date_gmt":"2021-07-22T09:21:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452428"},"modified":"2021-07-22T10:09:23","modified_gmt":"2021-07-22T10:09:23","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-gaaray-degaanka-qaycad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-galmudug-oo-gaaray-degaanka-qaycad\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Qaycad"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxwaynaha maamul goboleedka Galmudug mudane, Axmed Cabdi Kaariye &#8220;QoorQoor&#8221; ayaa goordhow gaaray degaanka Qaycad oo ka mid ah furimaha hore ee ay saakay Ciidamada Galmudug iyo kuwa xoogga dalka ay kala wareegeen Argagaxisada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoor-qoor oo qayb ka ah hoggaaminta dagaalka ayaa horseed u noqonaya howlgallada ka dhanka ah kooxda nabad-diidka ah ee Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Howlgallada lagu baacsanayo haraadiga Argagixisada Al-shabaab ayuu ujeedkoodu yahay in malleeshiyada lagaga sifeeyo magaalo xeebeedka Xarardheere ee Gobolka Mudug iyo degaannada kale ee ay firxadka ku joogaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxwaynaha maamul goboleedka Galmudug mudane, Axmed Cabdi Kaariye &#8220;QoorQoor&#8221; ayaa goordhow gaaray degaanka Qaycad oo ka mid ah furimaha hore ee ay saakay Ciidamada Galmudug iyo kuwa xoogga dalka ay kala wareegeen Argagaxisada Al-Shabaab. Madaxweyne Qoor-qoor oo qayb ka ah hoggaaminta dagaalka ayaa horseed u noqonaya howlgallada ka dhanka ah kooxda nabad-diidka ah ee Al-Shabaab. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":452438,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452428","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452428"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452437,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452428\/revisions\/452437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452438"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}