{"id":452398,"date":"2021-07-21T19:15:43","date_gmt":"2021-07-21T19:15:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452398"},"modified":"2021-07-21T19:15:43","modified_gmt":"2021-07-21T19:15:43","slug":"horjooge-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-isku-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-isku-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidanka Xoogga dalka"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<h4 class=\"entry-title\"><span style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">Bacaadweyne\u2026SONNA\u2026.Saraakiisha Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay in galabta uu isku soo dhiibay horjooge ka tirsan Argaguxisada Al-Shabaab.<\/span><\/h4>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>Taliyaha Ladagaallanka Argagixisada ee Daraawiishta Galmudug Geedi Qalabxoor ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in horjoogahan uu isku dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan aagga deegaanka Bacaadweyne, kaas oo lagu magacaabo Dalabeey Cabdi Macallin.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa tilmaamay inay jiraan horjoogayaal kale oo ka tirsan Argagixisada oo la soo xariiraya ciidanka, kuwaasi oo doonaya inay isaga soo tegaan dhagarqabayaasha Al-Shabaab, kadib markii ay isaga carareen deegaanno badan oo ku yaala Koofurta Galmudug.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bacaadweyne\u2026SONNA\u2026.Saraakiisha Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay in galabta uu isku soo dhiibay horjooge ka tirsan Argaguxisada Al-Shabaab. Taliyaha Ladagaallanka Argagixisada ee Daraawiishta Galmudug Geedi Qalabxoor ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in horjoogahan uu isku dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan aagga deegaanka Bacaadweyne, kaas oo lagu magacaabo Dalabeey Cabdi Macallin. Taliyaha ayaa tilmaamay inay jiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":452399,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452398","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452398"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452400,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452398\/revisions\/452400"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}