{"id":452295,"date":"2021-07-21T09:11:03","date_gmt":"2021-07-21T09:11:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452295"},"modified":"2021-07-21T09:19:20","modified_gmt":"2021-07-21T09:19:20","slug":"nigeria-oo-xaqiijisay-sii-deynta-100-ruux-oo-la-heystay-42-maalmood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/nigeria-oo-xaqiijisay-sii-deynta-100-ruux-oo-la-heystay-42-maalmood\/","title":{"rendered":"Nigeria oo xaqiijisay sii deynta 100-ruux oo la heystay 42 cisho"},"content":{"rendered":"<p>Cidamada \u00a0Boliiska ee fadhigoodu yahay gobolka Samfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria ayaa sheegay in wadahadallo waanwaan ah lagu sii daayey 100 \u2013ruux oo 8-deedii bishii Juun ee la soo dhaafay ay kooxo burcad ah ka afduubteen gobolkaasi.<\/p>\n<p>Mohammed Shehu, afhayeen u hadlay\u00a0 Boliiska Zamfara ayaa hadal uu baahiyay ku sheegay in aysan jirin wax madaxfurasho lacageed ah oo lagu bixiyay dadkaasi oo u badnaa \u00a0haween iyo caruur.<\/p>\n<p>Dadka la sii daayey oo u badnaa haween iyo caruur,ayaa laga afduubtay tuulada Manawa 8-dii Juun ee bishii la soo dhaafay .<\/p>\n<p>Ilo xog ogaal ah ayaa wakaalada wararka ee AFP u sheegay in burcadu ogolaatay in la siidaayo dadka tuulada la afduubtay ka dib markii booliska iyo maamulka gobolka \u201cay u xaqiijiyeen in aan wax talaabo ah laga qaadi doonin kooxdaasi burcadka ah.\u201d<\/p>\n<p>Tan iyo bishii Diseembar sanadkii 2020-kii in ka badan 1,000 qof ayaa la afduubtay,Intooda badanna markii dambe waa lasii daayay sida la sheegay,kadib markii madax furasho la bixiyay, halka qaar qaar ladilay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cidamada \u00a0Boliiska ee fadhigoodu yahay gobolka Samfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria ayaa sheegay in wadahadallo waanwaan ah lagu sii daayey 100 \u2013ruux oo 8-deedii bishii Juun ee la soo dhaafay ay kooxo burcad ah ka afduubteen gobolkaasi. Mohammed Shehu, afhayeen u hadlay\u00a0 Boliiska Zamfara ayaa hadal uu baahiyay ku sheegay in aysan jirin wax madaxfurasho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":452296,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452295","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452295"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452314,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452295\/revisions\/452314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}