{"id":452161,"date":"2021-07-18T19:17:46","date_gmt":"2021-07-18T19:17:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452161"},"modified":"2021-07-18T19:31:56","modified_gmt":"2021-07-18T19:31:56","slug":"wasaaradda-diinta-iyo-awqaafta-xfs-oo-war-qolaal-ah-soo-saartay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-diinta-iyo-awqaafta-xfs-oo-war-qolaal-ah-soo-saartay\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS oo soo saartay digniin ku saabsan fulinta barnaamijyada Udxiyada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah ka soo saartay xoolaha lagu qallo xaafadaha xilliyada lagu guda jiro waajibaadka ciidul Adxa.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa fartay dhamaan hay\u2019adaha samafalka khayriga ah kuwooda wadaniga ah iyo kuwa caalamiga ah ee dalka ka howlgala ee ka shaqeenaya fulinta barnaamijyada Udxiyada sanadka 1442 2021, in ay u hogaansamaan awaamirta wasaaradda.<\/p>\n<p>Halkaan hoose ka aqriso war saxaafadeedka wasaaradda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-452162\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/mmmmmmmmm-696x880-1-237x300.jpg\" alt=\"\" width=\"237\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/mmmmmmmmm-696x880-1-237x300.jpg 237w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/mmmmmmmmm-696x880-1-332x420.jpg 332w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/mmmmmmmmm-696x880-1.jpg 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 237px) 100vw, 237px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah ka soo saartay xoolaha lagu qallo xaafadaha xilliyada lagu guda jiro waajibaadka ciidul Adxa. Wasaaradda ayaa fartay dhamaan hay\u2019adaha samafalka khayriga ah kuwooda wadaniga ah iyo kuwa caalamiga ah ee dalka ka howlgala ee ka shaqeenaya fulinta barnaamijyada Udxiyada sanadka 1442 2021, in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":452163,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452161","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452161","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452161"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452167,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452161\/revisions\/452167"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452163"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}