{"id":452104,"date":"2021-07-18T10:11:06","date_gmt":"2021-07-18T10:11:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452104"},"modified":"2021-07-18T10:11:06","modified_gmt":"2021-07-18T10:11:06","slug":"guddiga-xalinta-khilaafaadka-arimaha-gedo-oo-kismaayo-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-xalinta-khilaafaadka-arimaha-gedo-oo-kismaayo-gaaray\/","title":{"rendered":"Guddiga xalinta khilaafaadka arimaha Gedo oo Kismaayo gaaray."},"content":{"rendered":"<p><strong>Kismaayo<\/strong> (<strong>SONNA<\/strong>)- Guddi Wasiiro ah oo ka kooban afar maamul-goboleed yada dalka ka tirsan ayaa maanta u ambabaxay magaaladda Kismaayo si ay u dhamaystiraan dib-u-heshiisiinta arimaha Doorashooyinka ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Guddigan oo uu Guddoomiye u yahay Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabelle caadle ayaa kulamo la qaadan doona Maamulka Jubaland, Odayaasha dhaqanka, Waxgaradka iyo Ururada Bulshada ee jubaland.<\/p>\n<p>Guddigaan ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo, iyaga oo kulamo la qaadanayay masuuliyiinta iyo wax-garadka Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo (SONNA)- Guddi Wasiiro ah oo ka kooban afar maamul-goboleed yada dalka ka tirsan ayaa maanta u ambabaxay magaaladda Kismaayo si ay u dhamaystiraan dib-u-heshiisiinta arimaha Doorashooyinka ee gobolka Gedo. Guddigan oo uu Guddoomiye u yahay Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabelle caadle ayaa kulamo la qaadan doona Maamulka Jubaland, Odayaasha dhaqanka, Waxgaradka iyo Ururada Bulshada ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":452105,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452104","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452104","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452104"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452104\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452106,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452104\/revisions\/452106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452105"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}