{"id":452095,"date":"2021-07-18T08:48:04","date_gmt":"2021-07-18T08:48:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452095"},"modified":"2021-07-18T08:58:16","modified_gmt":"2021-07-18T08:58:16","slug":"ciidanka-xoogga-oo-la-wareegay-deegaanka-camaara","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-la-wareegay-deegaanka-camaara\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga oo la wareegay deegaanada Camaara iyo Qod-qod"},"content":{"rendered":"<p><strong>GALMUDUG<\/strong> (<strong>SONNA<\/strong>)- Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Galmudug ayaa la wareegay deegaanada Camaara. Sidoo kale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ayaa gudaha u galay deegaanka Qod-qod oo qiyaastii 15 Km u jirta Camaara<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa saaka Howlgal ka bilaabay inta u dhaxaysa Camaara iyo Xinlabi ee Koonfurta Gobolka mudug waxaana iminka socda dagaal xooggan.<\/p>\n<p>Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Galmudug ayaa maalmihii la soo dhaafay hawlgalo lagu baacsanayo argagixisada ka waday deegaanada Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>GALMUDUG (SONNA)- Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Galmudug ayaa la wareegay deegaanada Camaara. Sidoo kale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ayaa gudaha u galay deegaanka Qod-qod oo qiyaastii 15 Km u jirta Camaara Ciidamada ayaa saaka Howlgal ka bilaabay inta u dhaxaysa Camaara iyo Xinlabi ee Koonfurta Gobolka mudug waxaana iminka socda dagaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":452101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452095","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452095","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452095"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452095\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452103,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452095\/revisions\/452103"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452101"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}