{"id":452006,"date":"2021-07-16T15:25:43","date_gmt":"2021-07-16T15:25:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452006"},"modified":"2021-07-16T16:09:37","modified_gmt":"2021-07-16T16:09:37","slug":"kooxaha-horseed-iyo-mcc-oo-isku-garab-dhacay-kulan-ka-tirsan-horyaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kooxaha-horseed-iyo-mcc-oo-isku-garab-dhacay-kulan-ka-tirsan-horyaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Kooxaha Horseed iyo MCC oo isku garab dhacay kulan ka tirsan Horyaalka Soomaaliya &#8220;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xubno ka socday Maamulka Gobolka Banaadir, marti sharaf iyo dadweyne fara badan ayaa ka qeybgalay kulan ka tirsan Horyaalka Kubadda Cagta Soomaaliya oo kooxaha Horseed iyo Kooxda dowladda Hoose ee Xamar (Mugadishu City Club) galabta ku dhexmartay tuulada cayaaraha ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulanka oo ahaa mid lagu go&#8217;aaminayay cidda badisa inay Horyaalka qaadeyso ayaa labada koox waxa ay soo badhigeen cayaar aad u xamaasad badan oo ay si weyn ugu riiyaaqeen dad weynihii ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Cayaarta oo ahayd weerar iyo weerar celis ayaa waxaa qeybtii hore ee cayaarta lagu kala nastay bar bardhac 0-0.<\/p>\n<p>Cayaarta markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee kulanka ayaa labada dhinac waxa ay abuureen fursado ay gool ku dhalin kareen, balse ma noqon taas oo waqtigii cayaarta loogu talagalay ku soo idlaatay gool la&#8217;aan oo ah bar bardhac 0-0, waxaana tani ay ka dhigantahay wali inay isku dhibco yihiin min 35 dhibcood<\/p>\n<p>Muqdisho waxay la dheeli doontaan lugta u hartay kooxda Gadiidka, halka kooxda Horseed ay la dheeli doonto Dekadaha, iyadoo haddii ay soo wada badiyaan ciyaar kala baxa ay dheeli doonaan labadooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-469628 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/IMG-20210716-WA0018.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-469629 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/IMG-20210716-WA0016.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-469630 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/IMG-20210716-WA0015.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"486\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-469631 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/IMG-20210716-WA0014.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"486\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-452007\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216932125_2033567876796886_9084760354790786031_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1525\" height=\"1016\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216932125_2033567876796886_9084760354790786031_n.jpg 1525w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216932125_2033567876796886_9084760354790786031_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216932125_2033567876796886_9084760354790786031_n-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216932125_2033567876796886_9084760354790786031_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216932125_2033567876796886_9084760354790786031_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216932125_2033567876796886_9084760354790786031_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216932125_2033567876796886_9084760354790786031_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 1525px) 100vw, 1525px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xubno ka socday Maamulka Gobolka Banaadir, marti sharaf iyo dadweyne fara badan ayaa ka qeybgalay kulan ka tirsan Horyaalka Kubadda Cagta Soomaaliya oo kooxaha Horseed iyo Kooxda dowladda Hoose ee Xamar (Mugadishu City Club) galabta ku dhexmartay tuulada cayaaraha ee Muqdisho. Kulanka oo ahaa mid lagu go&#8217;aaminayay cidda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":452007,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452006","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452006"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452011,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452006\/revisions\/452011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452007"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}