{"id":452001,"date":"2021-07-16T12:22:34","date_gmt":"2021-07-16T12:22:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452001"},"modified":"2021-07-16T12:22:34","modified_gmt":"2021-07-16T12:22:34","slug":"ciidanka-kumandooska-danab-oo-dilay-horjooge-al-shabaab-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-kumandooska-danab-oo-dilay-horjooge-al-shabaab-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka kumandooska Danab oo dilay horjooge Al-shabaab ah"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka kumandooska danab ee xoogga dalka somaliyeed ayaa degaanka caliyoow baroow ku dilay horjooge amiir u ahaa argagixisada alshabaab laguna magacaabi jiray Nuux Dhagool ,sida warbaahinta uu u xajiiyey ku simaha taliyaha guutada 16aad ee kumaandooska danab dhame Xasan Maxamed Cismaan.<\/p>\n<p>Howlgalkaan lagu dilay horjoogahaasi ayaa dhacay habeenimadii xalay ee saqdii dhexe,waxaana ninkaasi uu kooxda Al-shabaab u qaabilsanaa ururinta lacagaha baadda ah ee laga qaado shacabka .<\/p>\n<p>Ujeedka hawlgaladaan ay samaynayaan ciidamada kumaandooska danab ee xoogga dalka Somaliyeed ayaa ah mid shacabka \u00a0looga badbadinayo waxa loogu yeeray sakawaadka sida baadda ah looga qaado umadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka kumandooska danab ee xoogga dalka somaliyeed ayaa degaanka caliyoow baroow ku dilay horjooge amiir u ahaa argagixisada alshabaab laguna magacaabi jiray Nuux Dhagool ,sida warbaahinta uu u xajiiyey ku simaha taliyaha guutada 16aad ee kumaandooska danab dhame Xasan Maxamed Cismaan. Howlgalkaan lagu dilay horjoogahaasi ayaa dhacay habeenimadii xalay ee saqdii dhexe,waxaana ninkaasi uu kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":452003,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452001","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452001","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452001"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452004,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452001\/revisions\/452004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}