{"id":451983,"date":"2021-07-16T06:19:34","date_gmt":"2021-07-16T06:19:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451983"},"modified":"2021-07-16T10:59:46","modified_gmt":"2021-07-16T10:59:46","slug":"ciidanka-xoogga-oo-fashiliyay-gaari-laga-soo-buuxiyeen-walxaha-qarax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-fashiliyay-gaari-laga-soo-buuxiyeen-walxaha-qarax\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo fashiliyay qaraxyo laga soo buuxiyay gaari kuwa raaxada ah"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada amniga Qaranka ee ku sugan afaafka deegaanka Bacaadweyne ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa saaka fashiliyay weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsanayay gaari land cruiser ah oo ay argagixisada Al-shabaab doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka ku dhaqan deegaanka.<\/p>\n<p>Ciidamada xoogga dalka ayaa toogtay dhagar qabihii waday gaari waxaana halkaasi ku qarxay gaarigii inau u soo gaareen halkii ay la damacsanaayeen argagixisadu<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday dhagar qabihii mana jiraan qasaare kale sida ay inoo sheegeen saraakiisha ciidamada xoogga dalka .<\/p>\n<p>Sidoo kale ciidanka xoogga dalka,kuwa daraawiishta Galmudug iyo shacabka deegaanka oo kaashaya ayaa saakay howl-gal ka dhan argagixisada kawada deegaanno badan oo ka mid ah koofurta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada amniga Qaranka ee ku sugan afaafka deegaanka Bacaadweyne ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa saaka fashiliyay weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsanayay gaari land cruiser ah oo ay argagixisada Al-shabaab doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka ku dhaqan deegaanka. Ciidamada xoogga dalka ayaa toogtay dhagar qabihii waday gaari waxaana halkaasi ku qarxay gaarigii inau u soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":451989,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451983","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451983","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451983"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452000,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451983\/revisions\/452000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451989"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}