{"id":451980,"date":"2021-07-16T06:16:52","date_gmt":"2021-07-16T06:16:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451980"},"modified":"2021-07-16T06:16:52","modified_gmt":"2021-07-16T06:16:52","slug":"r-wasaare-rooble-oo-khadka-telefonka-kula-hadlay-dhigiisa-dalka-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-rooble-oo-khadka-telefonka-kula-hadlay-dhigiisa-dalka-qatar\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Rooble oo khadka telefonka kula hadlay dhigiisa dalka Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo dhiggiisa Dalka Qatar Sheekh Khaalid Bin Khalifa Bin Cabdilcaziz Aala Taani, oo khadka telefoonka ku wada xiriiray ayaa ka wada hadlay xoojinta iyo horumarinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa dhigiisa dalka Qatar uga warbixiyay horumarka ay dowladda ku talaabsatay ee dhinacyada Amniga iyo doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo dhiggiisa Dalka Qatar Sheekh Khaalid Bin Khalifa Bin Cabdilcaziz Aala Taani, oo khadka telefoonka ku wada xiriiray ayaa ka wada hadlay xoojinta iyo horumarinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee walaalaha ah. Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa dhigiisa dalka Qatar uga warbixiyay horumarka ay dowladda ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":451981,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451980","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451980","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451980"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451980\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451982,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451980\/revisions\/451982"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451981"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451980"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451980"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451980"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}