{"id":451940,"date":"2021-07-15T15:54:25","date_gmt":"2021-07-15T15:54:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451940"},"modified":"2021-07-15T17:33:04","modified_gmt":"2021-07-15T17:33:04","slug":"wakiilo-ka-socda-dalalka-igad-oo-shir-looga-hadlayay-amniga-ugu-soo-gabo-gaboobay-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wakiilo-ka-socda-dalalka-igad-oo-shir-looga-hadlayay-amniga-ugu-soo-gabo-gaboobay-ethiopia\/","title":{"rendered":"Wakiilo ka socda dalalka IGAD oo shir looga hadlayay Amniga uga qaybgalay  dalka Ethiopia"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Shir Saddex maalmood socday oo xubnaha dalalka IGAD ay si qoto dheer ugu faaqideen siddii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha Amniga, kuwa dhaqaale iyo degaan ee iyaga khuseeya ee Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa galabta lagu soo \u00a0gebagabeeyay \u00a0Bishoftu, Ethiopia.<\/p>\n<p>Dal kasta oo IGAD ka tirsan waxaa matalayay wafdi ka kooban Saddex xubnood soomaaliya waxaa matalayay wafdi oo horkacayo Yuusuf Garaad Cumar oo ah Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Africa Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa \u00a0shirka qeyb ka ahaa aqoonyahanno Soomaali, Ethiopian, Sudanese iyo Kenyan ah oo ka socda xaruumo cilmi baariseed ee gobolka.<\/p>\n<p>Shirka oo uu Guddoomiye ka ahaa Danjire reer Sudan ah, ayaa \u00a0waxaa hagayay Ergeyga Badda Cas ee IGAD.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Shir Saddex maalmood socday oo xubnaha dalalka IGAD ay si qoto dheer ugu faaqideen siddii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha Amniga, kuwa dhaqaale iyo degaan ee iyaga khuseeya ee Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa galabta lagu soo \u00a0gebagabeeyay \u00a0Bishoftu, Ethiopia. Dal kasta oo IGAD ka tirsan waxaa matalayay wafdi ka kooban Saddex xubnood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433557,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451940","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451940"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451965,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451940\/revisions\/451965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}