{"id":451841,"date":"2021-07-14T16:11:10","date_gmt":"2021-07-14T16:11:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451841"},"modified":"2021-07-14T16:11:10","modified_gmt":"2021-07-14T16:11:10","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-shacabka-soomaaliyeed-uga-tacsiyadeeyay-geerida-ugaas-axmed-taakow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-galmudug-oo-shacabka-soomaaliyeed-uga-tacsiyadeeyay-geerida-ugaas-axmed-taakow\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Ugaas Axmed  Taakow"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka \u00a0Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dowlad goboleedka iyo ka shacbiga Galmudug wuxuu dhambaal tacsi ah u dirayaa dhammaan qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii, iyo bahda dhaqanka ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Ugaas Axmed Barre Cali (Taakooy) oo kamid ahaa hoggaamiyeyaasha Dhaqanka Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug wuxuu marxuumka ku sifeeyey hoggaamiye dhaqan, oo udub- dhexaad u ahaa nabadda iyo dib-u-heshiisiinta Gobolka Galgaduud, waxaana lagu xasuusan doonaa doorkiisii dhismaha maamulka Galmudug 2015.<\/p>\n<p>Mudane Axmed Kaariye wuxu marxuumka \u00a0Alle uga baryay inuu naxariistii janno Eebbe ka waraabiyo, samir iyo iimaan saadiqana ka siiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay.<\/p>\n<p><strong>INAA LILAAHI WAA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka \u00a0Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dowlad goboleedka iyo ka shacbiga Galmudug wuxuu dhambaal tacsi ah u dirayaa dhammaan qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii, iyo bahda dhaqanka ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Ugaas Axmed Barre Cali (Taakooy) oo kamid ahaa hoggaamiyeyaasha Dhaqanka Galmudug. Madaxweynaha Galmudug wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":451842,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451841","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451841"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451844,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451841\/revisions\/451844"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451842"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}