{"id":451816,"date":"2021-07-14T15:23:15","date_gmt":"2021-07-14T15:23:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451816"},"modified":"2021-07-14T15:23:15","modified_gmt":"2021-07-14T15:23:15","slug":"agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-warfaafinta-oo-shir-guddoomiyay-kulan-looga-hadlayay-horumarinta-shaqada-warbaahinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-warfaafinta-oo-shir-guddoomiyay-kulan-looga-hadlayay-horumarinta-shaqada-warbaahinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta shaqada Warbaahinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya \u00a0ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayay dar-dargalinta iyo tayeynta howlaha Warbaahinta Qaranka, waxaana ka qeyb galay kulankaasi Agaasimeyaasha Warbaahinta iyo qaar ka mid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaradda.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa xoogga lagu saaray in kor loo qaado Barnaaamijyada dhiiri-galinaya dowladnimada iyo dib u dhiska dalka, waxaa sido kale diiradda lagu saaray\u00a0 xoojinta wax soo saarka dalka, kheyraadka dabiiciga ah ee dalkeenna uu leeyahay ee Barri iyo Baddba dhax ceegaaga.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa ku boggaadiyay Agaasimeyaasha Warbaahinta Dawladda sida ay Mas\u2019uuliyad isaga saareen kor u qaadista howlaha Warbaahinta Qaranka, haatanna looga fadhiyo inay labo jibaaraan howlaha loo igmado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya \u00a0ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayay dar-dargalinta iyo tayeynta howlaha Warbaahinta Qaranka, waxaana ka qeyb galay kulankaasi Agaasimeyaasha Warbaahinta iyo qaar ka mid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaradda. Kulanka ayaa waxaa xoogga lagu saaray in kor loo qaado Barnaaamijyada dhiiri-galinaya dowladnimada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":451817,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451816","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451818,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451816\/revisions\/451818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}