{"id":451578,"date":"2021-07-13T06:18:48","date_gmt":"2021-07-13T06:18:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451578"},"modified":"2021-07-13T08:17:51","modified_gmt":"2021-07-13T08:17:51","slug":"dowlad-goboleedka-jubbaland-oo-soo-saartay-digniin-ku-aadan-la-macaamilka-kooxda-argagixisada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowlad-goboleedka-jubbaland-oo-soo-saartay-digniin-ku-aadan-la-macaamilka-kooxda-argagixisada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo soo saartay digniin ku aadan la macaamilka kooxda argagixisada Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shir ay isugu yimaadeen laamaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa looga hadlay u diyaar garowga doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Dowlad Gobaleedka Jubaland ayaa \u00a0digniin adag kasoo saartay la Macaamilka Argagixisada Al Shabab, Digniinta ayaa si gaar ah u quseysa odayaasha dhaqanka oo la faray in aysan wax wada shaqeyn ah la yeelan karin Al-Shabaab xilli loo diyaar garoobayo Doorashooyinka Dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Shirka ayaa Waxaa lagu go\u2019aamiyey in la joogteeyo shirarka amni ee maalinlaha ah oo ay yeeshaan Hay\u2019addaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-451591\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/JUPLANDH111111111111-239x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"698\" height=\"337\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shir ay isugu yimaadeen laamaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa looga hadlay u diyaar garowga doorashooyinka dalka. Dowlad Gobaleedka Jubaland ayaa \u00a0digniin adag kasoo saartay la Macaamilka Argagixisada Al Shabab, Digniinta ayaa si gaar ah u quseysa odayaasha dhaqanka oo la faray in aysan wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":451579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451578","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451578","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451578"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451609,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451578\/revisions\/451609"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451579"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}