{"id":451462,"date":"2021-07-11T14:24:31","date_gmt":"2021-07-11T14:24:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451462"},"modified":"2021-07-11T14:24:31","modified_gmt":"2021-07-11T14:24:31","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-hambalyo-u-diray-raiisul-wasaare-abiy-axmed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-hambalyo-u-diray-raiisul-wasaare-abiy-axmed\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed guusha uu xisbigiisa ka gaaray doorashooyinkii baarlamanka ee dalkaas ka dhacay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay twitter-ka ku yiri \u201cWaxaan ugu hambalyeynayaa Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed inuu sharciyad xooggan ka helay shacabka Ethiopia.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay sii wadi doonta wada-shaqeynta dowladda Ethiopia \u201csi loo sii xoojiyey xiriirka labadeena dal si ay uga faa\u2019iideystaan labadeena shacab iyo gobolka oo dhan.\u201dayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed guusha uu xisbigiisa ka gaaray doorashooyinkii baarlamanka ee dalkaas ka dhacay. Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay twitter-ka ku yiri \u201cWaxaan ugu hambalyeynayaa Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed inuu sharciyad xooggan ka helay shacabka Ethiopia.\u201d Madaxweynaha ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":451463,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451462","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451462","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451462"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451462\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451464,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451462\/revisions\/451464"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451463"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451462"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451462"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451462"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}