{"id":451405,"date":"2021-07-11T03:48:50","date_gmt":"2021-07-11T03:48:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451405"},"modified":"2021-07-11T03:58:20","modified_gmt":"2021-07-11T03:58:20","slug":"deg-deg-weerar-lagu-dilay-dad-shacab-ah-ayaa-ka-dhacay-duleedka-deegaanka-saax-qurun","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/deg-deg-weerar-lagu-dilay-dad-shacab-ah-ayaa-ka-dhacay-duleedka-deegaanka-saax-qurun\/","title":{"rendered":"DEG DEG:- Weerar Lagu Dilay Dad Shacab ah Ayaa ka dhacay Duleedka Deegaanka Saax-qurun"},"content":{"rendered":"<p>Galkacyo\u2026SONNA\u2026Weerar Lagu dilay dad Shacab ah Ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Saax-qurun oo dhacda galbeedka Galkacyo ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Weerarkaasi xalay saqdhexe dableyda hubeysani ee aan haybtooda la aqoon ay ku qaaday Qoyskaas ayaa waxa ku dhintay 2 Caruur ah iyo Aabahood oo lagu magacaabo Xasan Diiriye Cilmi Waalid, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay wiil yar oo 8 deed jir ah.<\/p>\n<p>Hooyada Caruurta dhashay ayaa la sheegay inaanay goobta joogin marka uu falkaasi dhacayay. Sida uu SONNA usheegay wakiilka warbaahinta Qaranka ee Galkacyo.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_210711_064310_058.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galkacyo\u2026SONNA\u2026Weerar Lagu dilay dad Shacab ah Ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Saax-qurun oo dhacda galbeedka Galkacyo ee Gobolka Mudug. Weerarkaasi xalay saqdhexe dableyda hubeysani ee aan haybtooda la aqoon ay ku qaaday Qoyskaas ayaa waxa ku dhintay 2 Caruur ah iyo Aabahood oo lagu magacaabo Xasan Diiriye Cilmi Waalid, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay wiil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":451407,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451405","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451405","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451405"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451417,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451405\/revisions\/451417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}