{"id":451311,"date":"2021-07-10T08:44:45","date_gmt":"2021-07-10T08:44:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451311"},"modified":"2021-07-10T10:03:41","modified_gmt":"2021-07-10T10:03:41","slug":"taliska-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-oo-ka-hadlay-qarax-lala-beegsaday-taliyaha-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-oo-ka-hadlay-qarax-lala-beegsaday-taliyaha-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><b>Muqdisho&#8230;SONNA&#8230; <\/b>Afhayeenka Booliska Soomaaliya, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe) oo goobta qaraxa tagay ayaa warbaahinta uga warbixiyay khasaarah ka dhashay wareerkii argagisixada ay la beegsadeen Kolanyadda gaadiidka ahayd ee u la socday taliyaha boliiska gobolka Banaadir oo marayay inta u dhaxeeysa istabaalka Madiina iyo Isbitaalka Banaadir,waxa uu na sheegay in Qaraxa ay ku dhinteen 4 ruux halka sagaal kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole, ayaa ka badbaaday Qarax loo adeegsaday gaari, kaas oo lagu weeraray kolanyadda u la socday taliyaha,xilliga qaraxa lagu weerarayay Kolonyada Gaadiidka ee taliyaha qeybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa marayay inta u dhaxeeysa Isbitaalada Banaadir iyo Madiina.<\/p>\n<p>Sidoo kale, war goor sii horeysay ka soo baxay Booliiska Soomaaliya ayaa lagu yiri:-<\/p>\n<p>\u201cWeerar loo adeegsaday gaari laga soo buuxshay walxaha Qarxa ayaa lagu weeray Taliyaha Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir G\/Sare Farxan Maxamuud Qaroole, argagixisadu cidna kama niyad jabin karto adeeg ummadda loo hayo ayaa lagu yiri\u201d Qoraal kooban oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wixii war ah ee ku soo kordha halkan ayaan idin kula wadeegi doona.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho&#8230;SONNA&#8230; Afhayeenka Booliska Soomaaliya, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe) oo goobta qaraxa tagay ayaa warbaahinta uga warbixiyay khasaarah ka dhashay wareerkii argagisixada ay la beegsadeen Kolanyadda gaadiidka ahayd ee u la socday taliyaha boliiska gobolka Banaadir oo marayay inta u dhaxeeysa istabaalka Madiina iyo Isbitaalka Banaadir,waxa uu na sheegay in Qaraxa ay ku dhinteen 4 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451311","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451311","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451311"}],"version-history":[{"count":14,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451330,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451311\/revisions\/451330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}