{"id":451279,"date":"2021-07-09T12:23:08","date_gmt":"2021-07-09T12:23:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451279"},"modified":"2021-07-10T03:31:23","modified_gmt":"2021-07-10T03:31:23","slug":"r-wasaaraha-xfs-oo-kismaayo-kulan-kula-yeeshay-saraakiisha-ciidamada-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaaraha-xfs-oo-kismaayo-kulan-kula-yeeshay-saraakiisha-ciidamada-amisom\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisal wasaaraha XFS oo Kismaayo kulan kula yeeshay Saraakiisha ciidamada AMISOM"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Ra\u2019iisul wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo uu la socday\u00a0 Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Xaaji, ayaa maanta Magaalada Kismaayo kula kulmay taliyeyaasha sare ee ciidamada Amisom qeybta 2-aad ee ka howlgala deegaannada dowlad goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul wasaaraha ayaa kala hadlay saraakiishasi arrimaha amniga doorashada iyo iskaashiga ay la leeyihiin ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019isul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka dhageystay saraakiisha Jubbaland gaar ahaan howl-galada ka dhanka argagixisada Al shabaab ee ka socdo deegaannada Jubbaland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo uu la socday\u00a0 Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Xaaji, ayaa maanta Magaalada Kismaayo kula kulmay taliyeyaasha sare ee ciidamada Amisom qeybta 2-aad ee ka howlgala deegaannada dowlad goboleedka Jubbaland. Ra\u2019isul wasaaraha ayaa kala hadlay saraakiishasi arrimaha amniga doorashada iyo iskaashiga ay la leeyihiin ciidamada Qaranka Soomaaliyeed. Sidoo kale Ra\u2019isul wasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":451281,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451279","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451279","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451279"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451279\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451289,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451279\/revisions\/451289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451279"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451279"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451279"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}