{"id":451256,"date":"2021-07-09T06:29:36","date_gmt":"2021-07-09T06:29:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451256"},"modified":"2021-07-09T06:29:36","modified_gmt":"2021-07-09T06:29:36","slug":"r-wasaare-rooble-oo-kulan-dhiirigalin-ah-la-qaatay-ciidanka-xoogga-ee-43-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-rooble-oo-kulan-dhiirigalin-ah-la-qaatay-ciidanka-xoogga-ee-43-aad\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Rooble oo kulan dhiirigalin ah la qaatay ciidanka xoogga ee 43-aad"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ciidamada taliska qeybta 43-aad ee ka howlgala Jubbooyinka ayaa ku boggaadiyey ciidanka difaaca dalka iyo howlgalada ay ku beegsanayaan kooxaha argagixisada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha oo la hadlay ciidamada ayaa uga warbixiyay dadaalka dowladda iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in laga jawaabo baahiyada ay qabaan ciidamada.<\/p>\n<p>R\/wasaare Rooble,waxa uu ciidanka ku ammaanay guulaha ay ka gaareen dagaalka ay kula jiraan kooxaha Nabad-Diidka. Isagoona balan qaaday in xukuumaddiisu ay mudnaan gaar ah siin doonto wax u qabashada ciidamada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha waxaa kulamada uu la qaatay ciidanka ku weheliyey Madaxweynaha Dowlad-goleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Wasiirro, Xildhibaann iyo madax heer federaal iyo dowlad-goboleed ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ciidamada taliska qeybta 43-aad ee ka howlgala Jubbooyinka ayaa ku boggaadiyey ciidanka difaaca dalka iyo howlgalada ay ku beegsanayaan kooxaha argagixisada. Ra\u2019iisul Wasaaraha oo la hadlay ciidamada ayaa uga warbixiyay dadaalka dowladda iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in laga jawaabo baahiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":451264,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451256","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451263,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451256\/revisions\/451263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}