{"id":451210,"date":"2021-07-08T13:19:09","date_gmt":"2021-07-08T13:19:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451210"},"modified":"2021-07-08T13:19:43","modified_gmt":"2021-07-08T13:19:43","slug":"ciidanka-danab-oo-gobolka-sh-dhexe-ka-fuliyay-howlgallo-nabad-sugid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-danab-oo-gobolka-sh-dhexe-ka-fuliyay-howlgallo-nabad-sugid-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka Danab oo Gobolka Sh\/Dhexe ka fuliyay howlgallo nabad sugid ah"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee <em>kumaandooska danab ayaa sakay waabarigii<\/em> waxay howlgal qorsheysan ka fuliyeen tuulada lagu magacaabo jameeco jiliyaale oo ka tirsan gobolka shabeellada dhexe.<\/p>\n<p>Howlgalkaasi waxaa \u00a0intii uu socday ay ciidanka ku burburiyeen fariisimo ay maleesiyada Al-shabaab ku lahayeen deegaankaasi,iyagoo sidoo kale \u00a0halkaas ku gubay mooto sadax lugooley ah oo kooxdaasi ay iskaga kala gooshi jireen tuulooyinka ku xeeran deegaanka.<\/p>\n<p>Howlagalka oo u dhacay sidii logu tala gala waxaa goobo dhowr ah oo la baaray laga helay agab ciidan sida tuutooyin iyo qori\u00a0 Ak-47 .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska danab ayaa sakay waabarigii waxay howlgal qorsheysan ka fuliyeen tuulada lagu magacaabo jameeco jiliyaale oo ka tirsan gobolka shabeellada dhexe. Howlgalkaasi waxaa \u00a0intii uu socday ay ciidanka ku burburiyeen fariisimo ay maleesiyada Al-shabaab ku lahayeen deegaankaasi,iyagoo sidoo kale \u00a0halkaas ku gubay mooto sadax lugooley ah oo kooxdaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":451211,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451210","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451210"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451213,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451210\/revisions\/451213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}