{"id":451199,"date":"2021-07-08T12:49:28","date_gmt":"2021-07-08T12:49:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451199"},"modified":"2021-07-08T12:52:37","modified_gmt":"2021-07-08T12:52:37","slug":"dhagar-qabo-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dhagar-qabo-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/","title":{"rendered":"Boliiska Gobolka Banaadir oo dhagar-qabo ka tirsanaa Al-Shabaab ku dilay degmada Kaaraan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta duhurnimadii ku dilay Degmada Kaaraan xubin ka tirsanaa malleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dilka ninka ka tirsanaa Argagixisada ayaa yimid markii ay kooxo hubeysan weerar ku qaadeen Askari ku sugnaa Waaxda Jamhuuriya ee Degmada Kaaraan, iyagoo u geystay dhaawac fudud, waxaana dhawaqa rasaasta kusoo baxay Ciidan howl-gallo nabad sugid ah ka waday halkaas, taasi oo sababtay in goobta lagu toogto dhagar-qabaha.<\/p>\n<p>Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir ayaa maalmahan labalaabay howlgallada lagu xaqiijinayo amniga Caasimadda,iyagoo ugaarsanaya Burcadda hubeysan iyo kuwa maleega dembiyada abaabulan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta duhurnimadii ku dilay Degmada Kaaraan xubin ka tirsanaa malleeshiyada Al-Shabaab. Dilka ninka ka tirsanaa Argagixisada ayaa yimid markii ay kooxo hubeysan weerar ku qaadeen Askari ku sugnaa Waaxda Jamhuuriya ee Degmada Kaaraan, iyagoo u geystay dhaawac fudud, waxaana dhawaqa rasaasta kusoo baxay Ciidan howl-gallo nabad sugid ah ka waday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":451203,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451199","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451199"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451207,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451199\/revisions\/451207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}