{"id":451130,"date":"2021-07-08T06:42:42","date_gmt":"2021-07-08T06:42:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=451130"},"modified":"2021-07-08T06:46:08","modified_gmt":"2021-07-08T06:46:08","slug":"ciidamada-xogga-dalka-iyo-kuwa-daraawiishta-oo-howlgallo-ka-wada-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xogga-dalka-iyo-kuwa-daraawiishta-oo-howlgallo-ka-wada-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Ciidamada  Xogga Dalka iyo kuwa daraawiishta oo howlgallo ka wada Mudug iyo Gaalgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka\u00a0 Wasaaradda Warfaafinta\u00a0 Gal-mudug\u00a0 mudane falagle\u00a0 ayaa sheegay in ay socdaan howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo la doonayo in kooxaha nabad-diidka looga sifeeyo goobaha teelteelka ah ee ay ka joogaan deegaanada Mudug iyo Gaalgaduud.<\/p>\n<p>Wasiirka\u00a0 oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ciidamada howgal ay fuliyeen ay ku Soo qabteen maxaabiis,islamarkaana ay wadaan baaritaano,wuxuuna tilmaamay in howgaladaan ay noqon doonaan kuwo joogto ah.<\/p>\n<p>Wasiirku,waxa uu beeniyay Warar\u00a0sheegay\u00a0 in Al-shabaab\u00a0 la Wareegeen Bacaadweeyne\u00a0 wuxuuna qiray in \u00a0Ciidamadda\u00a0Xoogga Dalka iyo ku wa Daraawiishta\u00a0ay si buuxda gacanta ugu hayaan magaalada Bacaadweyn,isla markaana ay deggan tahay xaaladda deegaankaasi.<\/p>\n<p>Wararka\u00a0 aynu ka heleyno aaga\u00a0 ay\u00a0 Howgaladu ka Socdaan ayaa sheegay\u00a0 in Al-shabaab\u00a0 ay \u00a0ku jabeen weerar\u00a0 ay ku Soo \u00a0qaadeen fariisimo\u00a0 ay Ciidamada ku lahaayeen deegaanka Bacaadweyne\u00a0 ee Gobolka mudug\u00a0 halkaasi\u00a0 oo looga qabsaday tiro\u00a0 maxaabiis ah .<\/p>\n<p>Hawlgaladaan\u00a0 ay Ciidamadda \u00a0Xoogga \u00a0dalka iyo ku Wa daraawiishta Gal-mud\u00a0 ay ka Wadaan Gobolada Mugud iyo Gaalgaduud ayaa ku soo beegmaya xilli \u00a0Maamulka uu u diyaargoaroobayo\u00a0 martigalinta\u00a0 doorashada\u00a0 golaha Shacabka iyo Aqalka Sare\u00a0 ee Dalka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka\u00a0 Wasaaradda Warfaafinta\u00a0 Gal-mudug\u00a0 mudane falagle\u00a0 ayaa sheegay in ay socdaan howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo la doonayo in kooxaha nabad-diidka looga sifeeyo goobaha teelteelka ah ee ay ka joogaan deegaanada Mudug iyo Gaalgaduud. Wasiirka\u00a0 oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ciidamada howgal ay fuliyeen ay ku Soo qabteen maxaabiis,islamarkaana ay wadaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":451132,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-451130","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=451130"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451137,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/451130\/revisions\/451137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=451130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=451130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=451130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}