{"id":450987,"date":"2021-07-06T11:10:37","date_gmt":"2021-07-06T11:10:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450987"},"modified":"2021-07-06T11:10:37","modified_gmt":"2021-07-06T11:10:37","slug":"ciidamada-xds-oo-hawlgallo-ka-sameeyay-duleedka-magaalada-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xds-oo-hawlgallo-ka-sameeyay-duleedka-magaalada-beledweyne\/","title":{"rendered":"Ciidamada XDS oo hawlgallo ka sameeyay duleedka Magaalada Beledweyne"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka\u00a0 iyo kuwa Ammaanka Dowlad gobaleedka HirShabeelle ayaa howlgallo Amniga lagu xaqiijinayay\u00a0 ka sameeyay degaano ku yaal duleedka Galbeed\u00a0 ee magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Howgalka oo u hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdiraxman kheyre, \u00a0ayay Ciidanka Ka sameyeen Degaanada, baali, burjada ciinta, doon Maleeyka, oo 25 KM dhanka Galbeed\u00a0 ugu bageen Magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle Maxamed Cabdiraxman kheyre, ayaa ciidamada ku bogaadiyay xaqiijinta howlaha sugida Amaanka ee ay kawadaan Magaalada Beledweyne iyo\u00a0 Degaanada hoosyimaada.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasirka ayaa Ciidamada ku amray inay dardar geliyana howgallada iyo sugida amniga maadaama Magaalada Beledweyne ay kamid tahay Gobaha loo asteeyay in dhawaan ay ka dhacaan doorashoyinka Baarlamaanka dalka.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-450988\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/ciidmadda-xogga2222222-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"846\" height=\"230\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-450989\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/ciidmada-xoogga11111111-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"809\" height=\"539\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/ciidmada-xoogga11111111-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/ciidmada-xoogga11111111-631x420.jpg 631w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/ciidmada-xoogga11111111.jpg 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 809px) 100vw, 809px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka\u00a0 iyo kuwa Ammaanka Dowlad gobaleedka HirShabeelle ayaa howlgallo Amniga lagu xaqiijinayay\u00a0 ka sameeyay degaano ku yaal duleedka Galbeed\u00a0 ee magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Howgalka oo u hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdiraxman kheyre, \u00a0ayay Ciidanka Ka sameyeen Degaanada, baali, burjada ciinta, doon Maleeyka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":450994,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450987","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450987","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450987"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450987\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450995,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450987\/revisions\/450995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}