{"id":450979,"date":"2021-07-06T09:31:28","date_gmt":"2021-07-06T09:31:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450979"},"modified":"2021-07-06T09:34:31","modified_gmt":"2021-07-06T09:34:31","slug":"guddiga-doorashada-maamulka-puntlan-oo-doortay-guddoomiye-iyo-guddoomiye-ku-xigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-doorashada-maamulka-puntlan-oo-doortay-guddoomiye-iyo-guddoomiye-ku-xigeen\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashada maamulka Puntland oo doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):-Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga maamulka doorashada heer Dowlad goboleed ee Maamul\u00a0 ee Puntland ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Musharixiinta C\/kari muse Maxamed ayaa loo doortay Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Puntland waxaana cod \u00a0gacantaag ah kuu ansixiyey 11 Xubnood Guddiga kamid ah ,Ma jirin qof kale oo la tartama<\/p>\n<p>Gudoomiye ku xigeenka ayaa isna waxaa u tartamay jagaadas. Caynaanshe Yusuf Husein, ma jirin musharax kale oo kula tartamay \u00a0waxa uu uuna helay 11 Cod,guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-450982\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/puntalandh22222-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"774\" height=\"253\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-450981\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/puntaland-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"831\" height=\"246\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):-Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga maamulka doorashada heer Dowlad goboleed ee Maamul\u00a0 ee Puntland ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho. Musharixiinta C\/kari muse Maxamed ayaa loo doortay Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Puntland waxaana cod \u00a0gacantaag ah kuu ansixiyey 11 Xubnood Guddiga kamid ah ,Ma jirin qof kale oo la tartama Gudoomiye ku xigeenka ayaa isna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":450983,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450979","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450979"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450986,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450979\/revisions\/450986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}