{"id":450918,"date":"2021-07-04T15:28:44","date_gmt":"2021-07-04T15:28:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450918"},"modified":"2021-07-04T15:33:01","modified_gmt":"2021-07-04T15:33:01","slug":"howlgal-qorsheysan-oo-ka-dhacay-gobolka-shabeellaha-dhexe-ayaa-lagu-dilay-horjooge-ka-tirsan-maleeshiyada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-qorsheysan-oo-ka-dhacay-gobolka-shabeellaha-dhexe-ayaa-lagu-dilay-horjooge-ka-tirsan-maleeshiyada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Howlgal\u00a0qorsheysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha dhexe ayaa lagu dilay horjooge ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Shabeellaha dhexe&#8230;SONNA&#8230;Ciiddamo gaar ah oo ka tirsan xoogga dalka ayaa xalay degaanka Daarusalaam oo hoos taga degmada Cadale ee\u00a0 Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay Horjooge Maxamed Cabdi Suubiye oo katirsan horjoogayaasha sar sare ee kooxda Al-shabaab, kaasi oo magaciisa afgarashadu ahaa (Toosoow).<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusu Raage ayaa warbaahinta\u00a0 Qaranka u sheegay in Howlgal qorsheysan lagu Khaarijiyay \u00a0dhagar qabahaan,howlgalkan ayaa Ciidamada ay ka fuliyay aagga Masaajid Cali Gaduud isla markaana laga gaaray hadafkii laga lahaa.<\/p>\n<p>Cadale \u00a0ayaa hoostagtah gaar ahaan deegaanka Daarusalaam ee \u00a0gobolka Shabeellah dhexe halkaas oo lagu khaarajiyay horjoogahan ka tirsan maleeshiyada \u00a0Al Shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shabeellaha dhexe&#8230;SONNA&#8230;Ciiddamo gaar ah oo ka tirsan xoogga dalka ayaa xalay degaanka Daarusalaam oo hoos taga degmada Cadale ee\u00a0 Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay Horjooge Maxamed Cabdi Suubiye oo katirsan horjoogayaasha sar sare ee kooxda Al-shabaab, kaasi oo magaciisa afgarashadu ahaa (Toosoow). Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusu Raage ayaa warbaahinta\u00a0 Qaranka u sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":450921,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450918","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450918"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450923,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450918\/revisions\/450923"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450921"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}