{"id":450820,"date":"2021-07-03T20:45:17","date_gmt":"2021-07-03T20:45:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450820"},"modified":"2021-07-03T20:45:17","modified_gmt":"2021-07-03T20:45:17","slug":"ramla-cali-oo-soomaaliya-ku-mataleysa-ciyaaraha-feerka-ee-olombikada-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ramla-cali-oo-soomaaliya-ku-mataleysa-ciyaaraha-feerka-ee-olombikada-adduunka\/","title":{"rendered":"Ramla Cali oo Soomaaliya ku mataleysa ciyaaraha Feerka ee Olombikada Adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ramla Cali\u00a0 Waa feedhyahanada Soomaaliya ku meteleysa ciyaaraha Olympics ee Sanadkan 2021-ka ka bilaaban doona dhamaadka bishan julay Magaalada Tokyo ee dalka Japan.<\/p>\n<p>Ramla waxay samaysay 10 sanno oo tababar ah,si ay Qaranka Soomaaliyeed Guul ugu soo hoyso Ciyaaraha ka dhacaya Jaban &#8221; Sida ay ku sheegtay Barteeda Twiterka .<\/p>\n<p>Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa guul urajeyeey Ramla Cali.<\/p>\n<p>Shacabka Soomaaliyeed ayaa kalsooni buuxda ku qaba inay Ramla guul taariikhi ah ka keeni doonto ciyaaraha Olympics iyagoo umuujinaya Taageero iyo garab istaag aan kala hadh lahayn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ramla Cali\u00a0 Waa feedhyahanada Soomaaliya ku meteleysa ciyaaraha Olympics ee Sanadkan 2021-ka ka bilaaban doona dhamaadka bishan julay Magaalada Tokyo ee dalka Japan. Ramla waxay samaysay 10 sanno oo tababar ah,si ay Qaranka Soomaaliyeed Guul ugu soo hoyso Ciyaaraha ka dhacaya Jaban &#8221; Sida ay ku sheegtay Barteeda Twiterka . Madaxda Dowladda Federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":450821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450820","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450820","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450820"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450822,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450820\/revisions\/450822"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}