{"id":450777,"date":"2021-07-03T08:16:33","date_gmt":"2021-07-03T08:16:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450777"},"modified":"2021-07-03T08:31:14","modified_gmt":"2021-07-03T08:31:14","slug":"raiisul-wasaaraha-jfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-taliyihii-hore-ee-ciidanka-asluubta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-jfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-taliyihii-hore-ee-ciidanka-asluubta\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaaraha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta"},"content":{"rendered":"<p><strong>SONNA<\/strong> (<strong>MUQDISHO<\/strong>)- Waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday General Cabdulqadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo soo noqday taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gen. Cabdulqaadir ayaa la xaqiijiyay in maalmihii u danbeeyay uu xanuunsanayay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida Jananka waxa uuna yiri:<\/p>\n<p>\u201cNaxariistii Janno Allaha ka waraabiyo General Cabdulqadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo ahaa ruug caddaa ciidan iyo waayo arag dalka iyo dadka ugu soo shaqeeyay si daacadnimo iyo geesinimo leh. Waxaan geeridiisa uga tacsiyeynayaa qoyskiisa iyo Qaranka Soomaaliyeed.\u201d Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SONNA (MUQDISHO)- Waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday General Cabdulqadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo soo noqday taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Gen. Cabdulqaadir ayaa la xaqiijiyay in maalmihii u danbeeyay uu xanuunsanayay. Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida Jananka waxa uuna yiri: \u201cNaxariistii Janno Allaha ka waraabiyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":450781,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450777","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450777","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450777"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450780,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450777\/revisions\/450780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450781"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}