{"id":450770,"date":"2021-07-02T18:51:00","date_gmt":"2021-07-02T18:51:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450770"},"modified":"2021-07-03T05:56:35","modified_gmt":"2021-07-03T05:56:35","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-cambaareeyay-falkii-argagixisanimo-ee-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-cambaareeyay-falkii-argagixisanimo-ee-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo cambaareeyay falkii argagixisanimo ee ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho&#8230;(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u cambaareeyay falkii argagixisanimo ee galabta ka dhacay goob maqaaxi ah oo ay ku shaaheynayeen dad rayid ah, kaasi oo ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa yiri \u201dWaxaan cambaareynayaa qaraxii argagixisada Al-Shabaab galabta ka geysteen Muqdisho oo ay ku dhinteen, kuna dhaawacmeen dad rayid ah oo aan waxba galabsan. Inta dhimatay Allaha u naxariisto, dhaawacyadana Allaha bogsiiyo.<\/p>\n<p>Falkan bahalnimada iyo arxan darrida ah waxa uu muujinayaa sida ay argagixisada uga go\u2019antahay waxyeelleynta shacabka, taas oo waajib nooga dhigeysa in aan isu kaashanno la dagaallanka iyo ciribtirka argagixisada noo diiddan nabadda iyo dowladnimada.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho&#8230;(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u cambaareeyay falkii argagixisanimo ee galabta ka dhacay goob maqaaxi ah oo ay ku shaaheynayeen dad rayid ah, kaasi oo ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa yiri \u201dWaxaan cambaareynayaa qaraxii argagixisada Al-Shabaab galabta ka geysteen Muqdisho oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450770","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450770"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450775,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450770\/revisions\/450775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}