{"id":450678,"date":"2021-07-01T08:05:46","date_gmt":"2021-07-01T08:05:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450678"},"modified":"2021-07-01T08:06:03","modified_gmt":"2021-07-01T08:06:03","slug":"amiirka-qatar-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/amiirka-qatar-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Amiirka Qatar oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad al-Thaani ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aadan xuska munaasabadda kowda Luulyo u soo direy madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C\/laahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Amiirka ayaa Dowladda Soomaaliya iyo shacabkaba u rajeeyay in sanadkaan kiisa kale ay ku gaaran horumar iyo barwaaqo.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa maanta u dabaaldegaysa 61 sano guuradii ka soo wareegatay maalinta xoriyadda ee 1-da Luulyo 1960.<\/p>\n<p>Munaasabado waa weyn ayaa ka dhacayay gudaha dalka iyo dibadda, kuwaas oo lagu weynaynayo maalinta xoriyadda iyo midnimada dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad al-Thaani ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aadan xuska munaasabadda kowda Luulyo u soo direy madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C\/laahi Farmaajo. Amiirka ayaa Dowladda Soomaaliya iyo shacabkaba u rajeeyay in sanadkaan kiisa kale ay ku gaaran horumar iyo barwaaqo. Soomaaliya ayaa maanta u dabaaldegaysa 61 sano guuradii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":450679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450678","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450678"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450681,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450678\/revisions\/450681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}