{"id":450673,"date":"2021-07-01T06:41:45","date_gmt":"2021-07-01T06:41:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450673"},"modified":"2021-07-01T06:41:45","modified_gmt":"2021-07-01T06:41:45","slug":"guddoomiye-muuddeey-oo-hambalyo-ku-aaddan-1-da-luulyo-la-wadaagay-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-muuddeey-oo-hambalyo-ku-aaddan-1-da-luulyo-la-wadaagay-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Muuddeey oo hambalyo ku aaddan 1-da Luulyo la wadaagay Shacabka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kusimaha Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS Mudane C\/wali Ibraahim Sheekh Muuddey ahna Guddoomiye K\/X\/1aad ee golaha Shacabka ayaa barta uu kuleeyahay Facebook-ga hambalyo ku aadan 1-da luulyo kulawadaagay shaacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu hambalyeynaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed sanad guurada 61aad ee xorriyadda goballada koonfurta iyo midowga gobalada waqooyi iyo koonfurta\u201dayuu yiri guddoomiyhu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kusimaha Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS Mudane C\/wali Ibraahim Sheekh Muuddey ahna Guddoomiye K\/X\/1aad ee golaha Shacabka ayaa barta uu kuleeyahay Facebook-ga hambalyo ku aadan 1-da luulyo kulawadaagay shaacabka Soomaaliyeed. \u201cWaxaan ugu hambalyeynaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed sanad guurada 61aad ee xorriyadda goballada koonfurta iyo midowga gobalada waqooyi iyo koonfurta\u201dayuu yiri guddoomiyhu.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":450674,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450673","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450673"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450675,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450673\/revisions\/450675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}