{"id":450480,"date":"2021-06-29T10:32:45","date_gmt":"2021-06-29T10:32:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450480"},"modified":"2021-06-29T11:27:13","modified_gmt":"2021-06-29T11:27:13","slug":"wasiirka-wasaaradda-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-oo-qaabbilay-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-oo-qaabbilay-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo qaabilay safiirka Turkiga ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Mehmet Y\u0131lmaz iyagoo ka wada hadlay \u00a0sidii loo dhaqangalin lahaa iskaashi ay hore wasaaraddu ula gashay dhiggeeda Turkiga,iyadoo safiirka Turkiga uu qaadanayo doorka fududeynta ah, is-afgaradka ayaa dhigayay in labada dal ay iska kaashadaan horumarinta shaqaalaha iyo kor u qaadista shaqada dhallinyarada.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdiwahaab Ugaas, ayaaa sidoo kale uga mahadceliyay Dawladda iyo Shacabka Turkiga taageerrada Dawlad dhisidda iyo horumarinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, mudane Mehmet Y\u0131lmaz ayaa dhankiisa xaqiijiyay Dawladda Turkiga inay dedaal badan galinayso sidii loo horumarin lahaa shaqaalaha iyo kor u qaadista shaqada, sidoo kale safiirka ayaa sheegay inay xoojinayaan dedaalada dib u soo kabashada ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-450481\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/wasirka-shaqda555555555-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"703\" height=\"235\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-450482\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/wasiraka-shaqda11111-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"731\" height=\"202\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-450483\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/wasirka-shaqada-33333333-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"761\" height=\"206\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-450484\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/wasirka-shaqada222222-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"749\" height=\"209\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Mehmet Y\u0131lmaz iyagoo ka wada hadlay \u00a0sidii loo dhaqangalin lahaa iskaashi ay hore wasaaraddu ula gashay dhiggeeda Turkiga,iyadoo safiirka Turkiga uu qaadanayo doorka fududeynta ah, is-afgaradka ayaa dhigayay in labada dal ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":450485,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450480","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450480","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450480"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450495,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450480\/revisions\/450495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450485"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}