{"id":450437,"date":"2021-06-29T08:05:36","date_gmt":"2021-06-29T08:05:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450437"},"modified":"2021-06-29T08:05:36","modified_gmt":"2021-06-29T08:05:36","slug":"magaalada-xudur-oo-ka-baxday-ciiriiri-biyo-laaan-ah-oo-ay-muddooyinkaan-ku-jirtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/magaalada-xudur-oo-ka-baxday-ciiriiri-biyo-laaan-ah-oo-ay-muddooyinkaan-ku-jirtay\/","title":{"rendered":"Magaalada Xudur oo ka baxday ciiriiri biyo la\u2019aan ah oo ay muddooyinkaan ku jirtay."},"content":{"rendered":"<p>Ceelriiga Magaaladda Xudur oo biyo la\u2019aan ahaa in ka badan bil ayaa maanta dib u shaqo bilaabay waxaana ay reer xudur toos u heleen biyihii ceelka oo si rasmi ah dib ugu shaqo bilaabay.<\/p>\n<p>Ceelka ayaa shaqadiis u joogsatay cilad soo wajahday tubooyinka iyo qeybo ka mid ah qalabka gudaha ceelka , waxaana adkaatay in qalabkaas lasoo gaarsiiyo magaalada Xudur oo ay go\u2019doomiyeen Maleeshiyaadka kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab.<\/p>\n<p>Maamulka Degmada Xudur iyo qaar ka mid ah Shacabka Magaalada ayaa u mahadceliyey Hay\u2019ada ACF oo dadaal badan gelisay sidii qalabkaas loo soo gaarsiin lahaa Magaalada Xudur isla markaana u soo kiraysay diyaarad.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin iyo Agaasimaha waaxda biyaha wasaarada tamarka iyo kheyraadka Koonfur Galbeed Liibaan Axmed Cabdulashi ayaa sheegay in ceelkaan uu yahay isha keliya bulshadaan biyo ka helaan , waxayna xuseen baahida loo qabo in ceelal kale laga hirgeliyo Magaalada Xudur.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceelriiga Magaaladda Xudur oo biyo la\u2019aan ahaa in ka badan bil ayaa maanta dib u shaqo bilaabay waxaana ay reer xudur toos u heleen biyihii ceelka oo si rasmi ah dib ugu shaqo bilaabay. Ceelka ayaa shaqadiis u joogsatay cilad soo wajahday tubooyinka iyo qeybo ka mid ah qalabka gudaha ceelka , waxaana adkaatay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":450438,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450437","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450437","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450437"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450439,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450437\/revisions\/450439"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450438"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}