{"id":450431,"date":"2021-06-28T16:01:59","date_gmt":"2021-06-28T16:01:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450431"},"modified":"2021-06-28T16:01:59","modified_gmt":"2021-06-28T16:01:59","slug":"degdeg-suldaan-said-ahmed-oo-noqonaya-xildhibaankii-ugu-horreeyay-ee-soomaali-ah-oo-gala-baarlamaanka-finland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/degdeg-suldaan-said-ahmed-oo-noqonaya-xildhibaankii-ugu-horreeyay-ee-soomaali-ah-oo-gala-baarlamaanka-finland\/","title":{"rendered":"DEGDEG: SULDAAN SAID AHMED OO NOQONAYA XILDHIBAANKII UGU HORREEYAY EE SOOMAALI AH OO GALA BAARLAMAANKA FINLAND."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) 28.6.2021- Kaddib markii ay Silvia Midig oo ka tirsan baarlamaanka Yurub ay shaaca ka qaadday in aanay siyaasadda gudaha Finland dib ugu soo laabanayn ayaa waxaa mar qura isbeddelay xil-qaybsiga xisbiga Bidixda, taasina waxay ka dhigantahay, in Siyaasi Suldaan uu buuxinayo booska uu Xildhibaan Paavo Arhinm\u00e4ki bannaynayo, maadaama uu isagu u wareegiyo xilka ku-xigeenka duqa magaalada Helsinki.<\/p>\n<p>Suldaan wuxuu nasiib u yeeshay in uu noqdo xildhibaankii ugu horreeyay ee dumiya gidaarkii siyaasadda Finland ku gudbanaa, maadaama uu noqday siyaasiga asal ahaan Soomaaliya ka soojeeda oo gala Golaha sharci-dejinta Finland.<\/p>\n<p>Xigasho : Shabakadda Warbaahinta Soomaalida Finland (Suomen somalimediaverkosto)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) 28.6.2021- Kaddib markii ay Silvia Midig oo ka tirsan baarlamaanka Yurub ay shaaca ka qaadday in aanay siyaasadda gudaha Finland dib ugu soo laabanayn ayaa waxaa mar qura isbeddelay xil-qaybsiga xisbiga Bidixda, taasina waxay ka dhigantahay, in Siyaasi Suldaan uu buuxinayo booska uu Xildhibaan Paavo Arhinm\u00e4ki bannaynayo, maadaama uu isagu u wareegiyo xilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":450432,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450431","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450431"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450433,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450431\/revisions\/450433"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}