{"id":450368,"date":"2021-06-28T06:49:27","date_gmt":"2021-06-28T06:49:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450368"},"modified":"2021-06-28T06:49:27","modified_gmt":"2021-06-28T06:49:27","slug":"mareykanka-oo-weeraro-dhinaca-cirka-ah-ka-geystay-ciraaq-iyo-siiriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-weeraro-dhinaca-cirka-ah-ka-geystay-ciraaq-iyo-siiriya\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo weeraro dhinaca cirka ah ka geystay Ciraaq iyo Siiriya."},"content":{"rendered":"<p>Mareykanka ayaa duqeyn xagga cirka ah oo uu kaga horjeeday \u00a0maleeshiyaadka ay taageeraan Iiraan ka fulyay Iraq and Syria,sida ay shaaciyeen xafiiska gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon .<\/p>\n<p>Weeraradaasi duqeynta ah ayaa lala beegsaday xarumaha howlgalka iyo keydka hubka , iyada oo laga jawaabayo weeraro maleeshiyaad ay ku qaadeen ciidamada Mareykanka.<\/p>\n<p>Falkaan uu ku dhaqaaqay Mareykanka waa tallaabaii labaad ee uu fuliyay Madaxweynaha dalkaasi,tan iyo markii uu xafiiska la wareegay.<\/p>\n<p>Ciidamada Mareykanka ee fadhigoodu yahay Ciraaq waxaa marar badan lagu soo weeraray diyaaradaha aan duuliyaha laheyn,iyadoo Iiraan ay beenisay inay wax lug ah ku leedahay.<\/p>\n<p>2,500 oo askari oo Mareykan ah ayaa ku sugan halkaa kuwaas oo qeyb ka ah isbaheysiga caalamiga ah ee la dagaalamaya kooxda jihaad doonka ah ee Daacish (IS)<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mareykanka ayaa duqeyn xagga cirka ah oo uu kaga horjeeday \u00a0maleeshiyaadka ay taageeraan Iiraan ka fulyay Iraq and Syria,sida ay shaaciyeen xafiiska gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon . Weeraradaasi duqeynta ah ayaa lala beegsaday xarumaha howlgalka iyo keydka hubka , iyada oo laga jawaabayo weeraro maleeshiyaad ay ku qaadeen ciidamada Mareykanka. Falkaan uu ku dhaqaaqay Mareykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":450371,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450368","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450368"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450372,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450368\/revisions\/450372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450371"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}