{"id":450111,"date":"2021-06-24T16:46:32","date_gmt":"2021-06-24T16:46:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450111"},"modified":"2021-06-24T16:46:32","modified_gmt":"2021-06-24T16:46:32","slug":"wasiirka-howlaha-guud-oo-wasiirka-dhallinyarada-ku-wareejiyay-nashqadda-dhismaha-xarunta-wasaaradda-cayaaraha-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-howlaha-guud-oo-wasiirka-dhallinyarada-ku-wareejiyay-nashqadda-dhismaha-xarunta-wasaaradda-cayaaraha-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Howlaha Guud oo Wasiirka Dhallinyarada ku wareejiyay nashqadda dhismaha xarunta Wasaaradda cayaaraha \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Siciid Xamza.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Soomaali ayaa ku wareejiyey Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha nashqadda dhismaha Xarunta Wasaaradda Ciyaaraha oo ay sameeyeen Injineerada Wasaaradda Hawlaha Guud.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa goobjooga ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha Waaxda Dhismaha, Injineerada sameeyey naqshadda, Agaasimayaal iyo la taliyeyaal ka tirsan Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiir Hawlaha Guud Mudane Maxamed Aadan Macalin Soomaali ayaa sheegay in Wasaaradda Hawlaha Guud ay shaqadeedu tahay dhismaha xarumaha dowladda iyo dib u dhiskooda, tan maanta ee diyaarinta nashqadda dhismahuna ay qayb ka tahay shaqada Wasaaradda.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu Wasiir Soomaali xusay in Wasaaradda Hawlaha Guud ay diyaar u tahay dhammaan xarumaha Dowladda in ay ka caawiso dhismaha iyo dib u dhiska xarumahooda.<\/p>\n<p>Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Siciid Xamza ayaa uga mahadceliyey Wasaaradda Hawlaha Guud wada shaqaynta iyo sida deg dega ah ee ay Injineerada Wasaaradda Hawlaha Guud ugu sameeyeen naqshadda dhismaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466820 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/1-16.jpg\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"1120\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466821 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-15.jpg\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"1120\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466822 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-12.jpg\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"1120\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466823 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/4-10.jpg\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"1120\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466824 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/5-8.jpg\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"1120\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466825 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/6-10.jpg\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"1120\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466826 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/7-7.jpg\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"1120\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466827 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/8-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"1120\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466828 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/9-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"1120\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466829 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/10-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"1120\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Siciid Xamza. Wasiir Maxamed Soomaali ayaa ku wareejiyey Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha nashqadda dhismaha Xarunta Wasaaradda Ciyaaraha oo ay sameeyeen Injineerada Wasaaradda Hawlaha Guud. Kulanka waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":450112,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450111","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450111","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450111"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450111\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450113,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450111\/revisions\/450113"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450112"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}