{"id":450032,"date":"2021-06-24T08:52:32","date_gmt":"2021-06-24T08:52:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450032"},"modified":"2021-06-24T08:52:32","modified_gmt":"2021-06-24T08:52:32","slug":"maxkamadda-ciidamadda-oo-bilaabeysa-dhageysiga-dacwad-loo-hesto-2-ajanabi-oo-al-shabaab-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-ciidamadda-oo-bilaabeysa-dhageysiga-dacwad-loo-hesto-2-ajanabi-oo-al-shabaab-ah\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamadda oo bilaabeysa dhageysiga dacwad loo hesto 2 ajanabi oo Al-Shabaab ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Maxkamadda Ciidamadda ayaa dhowaan la filayaa in ay billaawdo dhagaysiga dacwad loo haysto 2 eedeysane oo janabi ah oo u kala dhashay Ingiriiska iyo Malaysia, kuwaasoo loo haysto inay ka tirsanaayeen kooxda argagixisadda ee alshabaab.<\/p>\n<p>Eedaysanayaashaan\u00a0 ayaa loo heystaa inay dalka ku soo galeen sharci darro iyo inay ka barbar dagaaalameen kooxda argagixisadda ah ee alshabaab.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale\u00a0 loo heystaa in mudadii ay somaliya joogeen inay geysteen tacaddiyo iyo gabood fallo ka dhan ah muwaadiniin soomaaliyeed iyo inay qayb ka noqdeen weeraro argagixisnimo.<\/p>\n<p>Kooxda Al-shabaab ayaa inta badan dalka ku soo hoggaamisa kooxo ajanabi ah oo dalalkooda ka soo galay dambiyo,si ay qayb uga noqdaan xasuuqa kooxdaasi ay ku heyso shacabka soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Maxkamadda Ciidamadda ayaa dhowaan la filayaa in ay billaawdo dhagaysiga dacwad loo haysto 2 eedeysane oo janabi ah oo u kala dhashay Ingiriiska iyo Malaysia, kuwaasoo loo haysto inay ka tirsanaayeen kooxda argagixisadda ee alshabaab. Eedaysanayaashaan\u00a0 ayaa loo heystaa inay dalka ku soo galeen sharci darro iyo inay ka barbar dagaaalameen kooxda argagixisadda ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":450033,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450032","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450032","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450032"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450034,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450032\/revisions\/450034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}