{"id":450025,"date":"2021-06-24T08:59:25","date_gmt":"2021-06-24T08:59:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450025"},"modified":"2021-06-24T08:59:25","modified_gmt":"2021-06-24T08:59:25","slug":"askar-ku-dhimatay-diyaarad-ku-burburtay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/askar-ku-dhimatay-diyaarad-ku-burburtay-kenya\/","title":{"rendered":"Askar ku dhimatay diyaarad ku burburtay Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Tiro badan oo askar ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhimatay shil diyaarad oo saaaka ka dhacay degmada Kajiado, oo qiyaastii 50- km, koonfur kaga beegan caasimada Nairobi .<\/p>\n<p>War ka soo baxay Ciidanka Difaaca Kenya ayaa lagu sheegay in diyaaradda Helicopter-ka oo nuuceedu ahaa \u00a0Mi 171e ay ku jirtay tababar,balse waxa ay ka gaabsadeen in ay wax ka sheegaan waxa sababay shilka diyaaraddaasi.<\/p>\n<p>Warar ay sii daayeen warbaahinta Kenya ayaa tilmaamayay in ilaa 21 qof ay saarnaayeen diyaaraddaasi,hasa yeeshee ay ka badbaadeen afar ruux,sida laga soo xigtay markhaatiyaal goobjoog ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tiro badan oo askar ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhimatay shil diyaarad oo saaaka ka dhacay degmada Kajiado, oo qiyaastii 50- km, koonfur kaga beegan caasimada Nairobi . War ka soo baxay Ciidanka Difaaca Kenya ayaa lagu sheegay in diyaaradda Helicopter-ka oo nuuceedu ahaa \u00a0Mi 171e ay ku jirtay tababar,balse waxa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":450035,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450025","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450025","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450025"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450031,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450025\/revisions\/450031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}