{"id":450020,"date":"2021-06-24T06:26:47","date_gmt":"2021-06-24T06:26:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450020"},"modified":"2021-06-24T06:26:47","modified_gmt":"2021-06-24T06:26:47","slug":"wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-la-kulantay-danjiraha-finland-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-la-kulantay-danjiraha-finland-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulantay Danjiraha Finland ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)&#8230;Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Danjiraha dalka Filand u qaabilsan Soomaaliya, Kenya, Uganda iyo Eritrea, Amb. Erik Lundberg.<\/p>\n<p>Kulankaasi oo ku dhacay jawi is-afgarad ,waxaa looga hadlay arrimo badan oo ay ka mid ahaayeen xoojinta iskaashiga labada dalal,gaar ahaan sidii wasaaradda caafimaadka gacan looga siin lahaa dhanka caafimaadka.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka ayaa uga mahadcelisay danjiraha dadaalka ay Dowladda Finland ka waddo Soomaaliya iyo wada shaqeynta ay la leeyihiin Wasaaradda caafimaadka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)&#8230;Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Danjiraha dalka Filand u qaabilsan Soomaaliya, Kenya, Uganda iyo Eritrea, Amb. Erik Lundberg. Kulankaasi oo ku dhacay jawi is-afgarad ,waxaa looga hadlay arrimo badan oo ay ka mid ahaayeen xoojinta iskaashiga labada dalal,gaar ahaan sidii wasaaradda caafimaadka gacan looga siin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":450021,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450020","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450020"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450022,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450020\/revisions\/450022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450021"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}