{"id":450011,"date":"2021-06-24T06:10:46","date_gmt":"2021-06-24T06:10:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=450011"},"modified":"2021-06-24T07:03:22","modified_gmt":"2021-06-24T07:03:22","slug":"galmudugxaflad-loo-sameeyay-dhismaha-xeyndaabka-garoobka-ugaas-nuur-oo-ka-dhacday-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/galmudugxaflad-loo-sameeyay-dhismaha-xeyndaabka-garoobka-ugaas-nuur-oo-ka-dhacday-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Galmudug:xaflad loo sameeyay dhismaha xeyndaabka garoonka Ugaas Nuur  oo ka dhacday Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb.(SONNA)Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Dhusamareb iyo howlwadeenada Garoonka Ugaas Nuur,ayaa ka qeybgalay mashruuc lagu daahfuraayey Xayndaabka garoonka diyaaradaha Magaalada Dhusamareb<\/p>\n<p>Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug ku amaanay Dadaalka ay galisay dhismaha iyo hagaajinta Garoonka Galmudug wuxuuna intaa ku daray in dhismahasi uu qeyb ka qaadan doono Kobaca Dhaqaale ee \u00a0Dalka .<\/p>\n<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug C\/risaaq Maxamed Maxamuud ayaa ka warbixiyey Faa&#8217;iidada mashruucaan u leeyahay garoonka diyaaradaha Dhusamareb ,isagoo xusay inay jiraan howlo kale oo la qorshaynayo in garoonka diyaaradaha laga qabto.<\/p>\n<p>Garoonka Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareb ayaa ka mid ah Garoomada dalka,waxaana maalin kasta ka howlghala diyaaradaha sida rakaabka ah iyo Kuwa hay&#8217;adaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-450018 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/ugaas-2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/ugaas-2-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/ugaas-2-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/ugaas-2-1-696x392.jpg 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb.(SONNA)Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Dhusamareb iyo howlwadeenada Garoonka Ugaas Nuur,ayaa ka qeybgalay mashruuc lagu daahfuraayey Xayndaabka garoonka diyaaradaha Magaalada Dhusamareb Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug ku amaanay Dadaalka ay galisay dhismaha iyo hagaajinta Garoonka Galmudug wuxuuna intaa ku daray in dhismahasi uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":450012,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-450011","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450011","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450011"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":450024,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450011\/revisions\/450024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}