{"id":449992,"date":"2021-06-23T15:36:58","date_gmt":"2021-06-23T15:36:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449992"},"modified":"2021-06-23T15:36:58","modified_gmt":"2021-06-23T15:36:58","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-oo-soo-xiray-tababar-la-xiriira-sare-u-qaadidda-xirfadda-shaqaalaha-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-soo-xiray-tababar-la-xiriira-sare-u-qaadidda-xirfadda-shaqaalaha-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga oo soo xiray tababar la xiriira sare u qaadidda xirfadda shaqaalaha \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhigga u soo xiray Tababar Muddo Shan maalin ah u socday.<\/p>\n<p>Tababarkan ayaa ku saabsanaa sare u qaadidda xirfadda Hoggaamineed iyo Wada-shaqeynta Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Gaashaandhigga .<\/p>\n<p>Munaasabadda lagu soo xirayay tababarka waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno kale oo uu qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaann ee la dagaallanka Musuqa Mudane \u00a0Abuukaate\u00a0 Maxamed Xuseen Xaamud .<\/p>\n<p>Ugu horreyntii Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo Tababarada Wasaaradda Cabdiraxmaan Sheekh Axmed ayaa tilmaamay in muddadii uu Tababarka socday shaqaalaha si wanaagsan ay ugu faa\u2019iideysteen.<\/p>\n<p>Sidoo kale Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Gaashaaandhigga Cali Aadan Xasan oo kulanka ka hadlay ayaa soo dhaweeyay Mas\u2019uuliyiinta kulanka ka soo qeyb galay, isagoo xusay in hoggaaminta suuban ee mas\u2019uuliyiinta Wasaradda Tababarkan ay suura-gelisay.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane \u00a0Xasan Maxamed Saciid Samatar (Gacaliye) ayaa sheegay in u jeedka laga leeyahay tababaradan ay tahay horumarinta tayada shaqada iyo sare u qaadidda Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga\u00a0 la dagaallanka Musuqa Maxamed Xuseen Xaamud ayaa ku ammaanay mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda sida ay ugu go\u2019antahay horumarinta shaqaalaha, waxaana uu sheegay in arintan ay yareyneyso Musuqa\u00a0 .<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa tilmaamay in ay ka go\u2019antahay horumarinta iyo tayeynta shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhigga, isagoo xusay in aqoontii ay ka faa\u2019iideen tababarkan bulsahada iyo Wasaaradda\u00a0 ay ugu adeegaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.16-PM.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466657 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.16-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.17-PM-1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466658 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.17-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.17-PM.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466659 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.17-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.18-PM.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466660 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.18-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.19-PM.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466661 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.19-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.20-PM.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466662 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.20-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.21-PM-1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466663 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.21-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.21-PM.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466664 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.21-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.22-PM-1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466665 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.22-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.22-PM.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466666 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.22-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.23-PM-1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466667 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.23-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.23-PM.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-466668 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/WhatsApp-Image-2021-06-23-at-5.09.23-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhigga u soo xiray Tababar Muddo Shan maalin ah u socday. Tababarkan ayaa ku saabsanaa sare u qaadidda xirfadda Hoggaamineed iyo Wada-shaqeynta Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Gaashaandhigga . Munaasabadda lagu soo xirayay tababarka waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":449993,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449992","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449992"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449994,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449992\/revisions\/449994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449993"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}