{"id":449973,"date":"2021-06-23T12:25:42","date_gmt":"2021-06-23T12:25:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449973"},"modified":"2021-06-23T12:25:42","modified_gmt":"2021-06-23T12:25:42","slug":"wafdi-uu-horkacaayo-safiirka-sweden-ee-soomaliya-oo-gaaray-beledweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-uu-horkacaayo-safiirka-sweden-ee-soomaliya-oo-gaaray-beledweyn\/","title":{"rendered":"Wafdi uu horkacaayo \u00a0Safiirka Sweden ee Soomaliya oo gaaray Beledweyn"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya\u00a0 Soomaaliya Per Lindgarde iyo xubno kale oo ka socda beesha caalaamka ayaa \u00a0maanta gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobalka Hiiraan.<\/p>\n<p>Maamulka gobalka, kan degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa si wayn usoo dhaweeyay wafdiga.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa kormeer ku sameeyay mashaariic horay qeyb kamid ah looga \u00a0fuliyay gobalka, iyagoo sidoo kale tagay meelo kale oo\u00a0 ka mid ah magaalada Beledweyn una baahan in loo sameeyo biyo xireen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya\u00a0 Soomaaliya Per Lindgarde iyo xubno kale oo ka socda beesha caalaamka ayaa \u00a0maanta gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobalka Hiiraan. Maamulka gobalka, kan degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa si wayn usoo dhaweeyay wafdiga. Wafdiga ayaa kormeer ku sameeyay mashaariic horay qeyb kamid ah looga \u00a0fuliyay gobalka, iyagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":449974,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449973","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449973"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449975,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449973\/revisions\/449975"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}