{"id":449866,"date":"2021-06-22T09:17:01","date_gmt":"2021-06-22T09:17:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449866"},"modified":"2021-06-22T09:17:01","modified_gmt":"2021-06-22T09:17:01","slug":"dowladaha-hoose-ee-muqdisho-iyo-konya-oo-heshiis-kala-saxeexday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladaha-hoose-ee-muqdisho-iyo-konya-oo-heshiis-kala-saxeexday\/","title":{"rendered":"Dowladaha hoose ee Muqdisho iyo Konya oo heshiis kala saxeexday"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wafdi ka socday Dawladda Hoose ee Muqdisho oo uu hogaaminaayay Guddoomiye K\/xigeenka howlaha guud ee Maamulka gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir ayaa Magaalada Konya ee dalka Turkiga kula kulmay ku-xigeenka duqa magaalada Konya Mr. Ercan Uslu,<\/p>\n<p>Labda Maamul ee Konya iyo Muqdisho ayaa ka wada hadlay kor u qaadida iskaashiga maareynta biyaha iyo qashinka, sidoo kale fursadaha tababarada shaqaalaha gaar ahaan farsamadda gacanta ayaa kamid ahaa waxyaabihii aadka looga dooday.<\/p>\n<p>labada Dawlad hoose ayaa intaasi kadib isku raacay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo arimaha soo socda.<\/p>\n<p>1- Xoojinta xiriirka iyo iskaashiga cusub labada magaalo.<\/p>\n<p>2- In Maareynta qashinta laga taageero Dawladda Hoose ee Muqdisho maadaama Maamulka Konya ay khinrad buuxda u leeyihiin hawlaha dhinacaas la xiriira, sidoo kale waxaa Muqdisho laga taageeri doonaa khubarro farsamo oo tabanaro iyo hagitaan siin doono hawl wadeenadda nadaafadda Dawladda hoose ee Muqdisho.<\/p>\n<p>3-Waxaa si wadajir ah ay labada Dawlad Hoose isugu waafaqeen in la bilaabo diyaarinta mataaneynta Muqdisho iyo Konya si labada dhinac ay iskaashi iyo wada shaqeyn buuxdo u dhex marto.<\/p>\n<p>4-In si deg deg ah loo bilaabo booqasho labada maamul ay is-weydaarsanayaa taaso labada Maamul ku kala tagi doonaan Konya iyo Muqdisho.<\/p>\n<p>5- In Machadka tababaradda Konya uu gacan ka siin doono Maamulka Dawladda Hoose ee Muqdisho dhinaca tababaradda shaqaalaha isla markaana ay si toos ah u wada xiriiri doonaan hawl-wadeenada labada dhinac ee Muqdisho iyo Konya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-449868\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/turkiga222222222-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"728\" height=\"244\" \/> <a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Talo-loo-dhan-yahay-ayaa-lagu-tanaadaa.docx\">Talo loo dhan yahay ayaa lagu tanaadaa<\/a> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-449870\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/turkiga111-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"724\" height=\"493\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-449871\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/turkiga2222-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"702\" height=\"230\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-449872\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/turkiga444444-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"721\" height=\"228\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wafdi ka socday Dawladda Hoose ee Muqdisho oo uu hogaaminaayay Guddoomiye K\/xigeenka howlaha guud ee Maamulka gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir ayaa Magaalada Konya ee dalka Turkiga kula kulmay ku-xigeenka duqa magaalada Konya Mr. Ercan Uslu, Labda Maamul ee Konya iyo Muqdisho ayaa ka wada hadlay kor u qaadida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":449873,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449866","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449866"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449874,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449866\/revisions\/449874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}