{"id":449843,"date":"2021-06-22T07:05:34","date_gmt":"2021-06-22T07:05:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449843"},"modified":"2021-06-22T07:32:29","modified_gmt":"2021-06-22T07:32:29","slug":"wasiirka-caddaalada-x-f-s-oo-la-kulmay-dhalinyarada-iyo-odayaasha-ku-nool-magaalada-waajid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caddaalada-x-f-s-oo-la-kulmay-dhalinyarada-iyo-odayaasha-ku-nool-magaalada-waajid\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caddaalada XFS oo la kulmay dhalinyarada iyo odayaasha Waajid"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Caddaalada XFS ayaa degmada Waajid wuxuu ku kulmiyey dhalinyarada degmadasi si uu oga xogwaraysto xaaladaha ay ku sugan yihiin madaama ay ku Nool yihiin magaalo ka go&#8217;doonsan wadooyinkii ay wax u soomaari lahaayeen.<\/p>\n<p>Dhalinyarada ayaa wasiirka la wadaagay in baahida ugu weyn oo ay qabaan ay tahay inay helaan Ammaan iyo xarumo ay wax ku bartaan si ay jiilka iyaga la mid ah wax u la qaybsadaan,iyaga oo muujiyey in aysan wax niyad jab ah ku hayn caqabada ay kala kulmayaan Maleeshiyada Al -Shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirka Caddaalada Soomaaliya\u00a0 Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa dhalinyarada u sheegay in marnaba ay cabsi galin culeeska argagixisada isaga oo kula dardaarmaya in muhiimada ay saaraan waxbarashada oo fure u ah mustaqbalka qof waliba oo dhalinyara ah.<\/p>\n<p>Sido kale Wasiirka Caddaalada iyo guddoomiyaha degmada Waajid\u00a0 ayaa la kulmay odayasha dhaqanka kulankaas oo\u00a0 si weyn loogu soo hadal qaaday\u00a0 caqabadaha haysta shacabka degmada ku nool iyo sidii loogu furi lahaa\u00a0 wadooyinka u xeran Al-Shabaab\u00a0 si ay u soo laabato\u00a0\u00a0 Nolosha iyo hormarka bulshada Waajid.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449844\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/cadaalada4-300x168.png\" alt=\"\" width=\"755\" height=\"212\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449845\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/cadaalada2222222-300x169.png\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"178\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449846\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/cadaalada3333333333-300x166.png\" alt=\"\" width=\"745\" height=\"174\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449847\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/cadalada11111111-300x167.png\" alt=\"\" width=\"739\" height=\"196\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Caddaalada XFS ayaa degmada Waajid wuxuu ku kulmiyey dhalinyarada degmadasi si uu oga xogwaraysto xaaladaha ay ku sugan yihiin madaama ay ku Nool yihiin magaalo ka go&#8217;doonsan wadooyinkii ay wax u soomaari lahaayeen. Dhalinyarada ayaa wasiirka la wadaagay in baahida ugu weyn oo ay qabaan ay tahay inay helaan Ammaan iyo xarumo ay wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":449850,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449843","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449843","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449843"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449843\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449858,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449843\/revisions\/449858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449843"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449843"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449843"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}