{"id":449577,"date":"2021-06-18T13:30:05","date_gmt":"2021-06-18T13:30:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449577"},"modified":"2021-06-18T13:30:05","modified_gmt":"2021-06-18T13:30:05","slug":"wasiir-ku-xigeenka-warfaafinta-oo-5-kun-ugu-deeqay-dhismaha-waddada-ee-hobyo-iyo-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-ku-xigeenka-warfaafinta-oo-5-kun-ugu-deeqay-dhismaha-waddada-ee-hobyo-iyo-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo 5-kun $ ugu deeqay dhismaha Waddada ee Hobyo iyo Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Cumar ( Al-Cadaala) oo booqasho maalmo qaadan doonta ku maraya Deegaanno hoostaga Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa lacag gaareysa 5-kun oo doolar ku wareejiyay gudigga dhismaha ee waddada u dhaxeysa Hobyo.<\/p>\n<p>Wasiirka , ayaa ku bogaadiyey guddiga dhismaha wadada shaqada muhiimka ah ee ay u hayaan Dalkooda iyo Dadkooda,wuxuuna intaa ku daray in wadadaan ay wax badan u tari doonto Bulshadda reer Galmudug oo iyagu si isxilqaan ah ku dhisanaya.<\/p>\n<p>Wasiir Cadaala waxa uu ugu dambeyn u sheegay Gudigga in uu warbixintooda u gud bindoono Xukuumadda uu ka tirsan yahay si ay kaalin wax ku ool ah uga qaadato.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Cumar ( Al-Cadaala) oo booqasho maalmo qaadan doonta ku maraya Deegaanno hoostaga Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa lacag gaareysa 5-kun oo doolar ku wareejiyay gudigga dhismaha ee waddada u dhaxeysa Hobyo. Wasiirka , ayaa ku bogaadiyey guddiga dhismaha wadada shaqada muhiimka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":449578,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449577","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449577","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449577"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449577\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449579,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449577\/revisions\/449579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449578"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}