{"id":449572,"date":"2021-06-18T09:21:18","date_gmt":"2021-06-18T09:21:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449572"},"modified":"2021-06-18T13:55:41","modified_gmt":"2021-06-18T13:55:41","slug":"madaxweynaha-nigeria-oo-ku-baaqay-dagaal-ka-dhan-ah-kooxda-boko-xaaraam","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-nigeria-oo-ku-baaqay-dagaal-ka-dhan-ah-kooxda-boko-xaaraam\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Nigeria oo ku baaqay\u00a0dagaal ka dhan ah Boko Xaaraam"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha\u00a0 Dalka Nigeria Muhammadu Bukhari ayaa ku baaqay in ciidamada dalkiisa ay isku diyaariyaan dagaal ka dhan ah\u00a0 kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaaraam.<\/p>\n<p>Madaxweynaha\u00a0 oo booqasho ku tagay magaalada Mayduguri ee xarunta gobolka Borno, oo dhacda waqooyiga-bari dalka Nigeria , halkaasoo ay ku sugan yihiin kooxda Boko Haram, waana goobaha ay inta badan ka sameeyaan \u00a0dhaq dhaqaaqyada.<\/p>\n<p>Sidoo kale Muhammadu Bukhari ayaa shalay khudbad ka hor jeediyay cutubyo ka tirsan ciidanka Nigeria, kuwaasoo\u00a0 dhawaan\u00a0 bilaabi doona Hawlgallo ka dhan ah kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaraam gaar ahaan,kuwa ku sugan gobolka Borno.<\/p>\n<p>Madaxweynaha aya muujiyay sida uu u daneynayo \u00a0in la soo afjaro dagaalka ka dhanka ah\u00a0 kooxa Boko Xaraam iyadoo la soo celinayo nabadda iyo dib u dhiska dhamaan goobihii ay dhibaatadu ka dhacday,<\/p>\n<p>&#8220;Dagaalkan ma joogsan doono ilaa iyo inta nabad buuxda laga helayo Gobolka Borno&#8221;,ayuu yiri,Isaga oo la hadlaayey ciidamada amniga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha\u00a0 Dalka Nigeria Muhammadu Bukhari ayaa ku baaqay in ciidamada dalkiisa ay isku diyaariyaan dagaal ka dhan ah\u00a0 kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaaraam. Madaxweynaha\u00a0 oo booqasho ku tagay magaalada Mayduguri ee xarunta gobolka Borno, oo dhacda waqooyiga-bari dalka Nigeria , halkaasoo ay ku sugan yihiin kooxda Boko Haram, waana goobaha ay inta badan ka sameeyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":449573,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449572","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449572"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449580,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449572\/revisions\/449580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449573"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}