{"id":449557,"date":"2021-06-18T09:09:11","date_gmt":"2021-06-18T09:09:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449557"},"modified":"2021-06-18T10:27:13","modified_gmt":"2021-06-18T10:27:13","slug":"wasiiru-dawlaha-ganacsiga-xfs-oo-ka-qeybgalay-kulan-u-qabsoomay-ururka-ganacsiga-aduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dawlaha-ganacsiga-xfs-oo-ka-qeybgalay-kulan-u-qabsoomay-ururka-ganacsiga-aduunka\/","title":{"rendered":"Wasiiru-dawlaha Ganacsiga XFS oo ka qeybgalay kulan u qabsoomay Ururka Ganacsiga Dunida"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta ka qeyb-galay shirkii ugu horreeyey ee dhex-maraya Agaasimaha Guud ee dhawaan loo doortay Ururka Ganacsiga Aduunka iyo Wasiirada Ganacsiga, Warshadaha iyo Maal-gashiga ee wadamada Afrika.<\/p>\n<p>Shirkaasi oo ujeedkiisu ahaa siddii la iskaga xog-waraysan lahaa horumarinta Ganacsiga Afrika,waxaa la isku dhaafsaday tallooyin wax ku ool ah oo la xiriira xoojinta xiriirka ganacsiga ee dalalka dunida,gaar ahaan Afrika.<\/p>\n<p>Wasiirka\u00a0 oo shirkaasi kaga qeybgalay aaladda fogaan aragga,hadal uu halkaasi ka eediyey, waxa uu \u00a0sheegay in Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay ku biiritaanka Ururka Ganacsiga Aduunka isla-mar-ahaantaana ay ka Wasaarad ahaan sameeyeen dadaal aad u badan iyaga oo wakhtigaan ka soo gudbay qeybo ka mid ah shuruudaha loogga baahan yahay xubinimada Ururka Ganacsiga Aduunka oo qeyb laxaadle ka qaadan doona horumarinta Ganacsiga Soomaaliya sidoo kale u horseedi doona suuqyo ganacsi oo caalami ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449568 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qab2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"518\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qab2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qab2-300x162.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qab2-768x414.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qab2-696x376.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qab2-778x420.jpg 778w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449569 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qab4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qab4.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qab4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qab4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qab4-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qab4-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449570 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qan3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"516\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qan3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qan3-300x161.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qan3-768x413.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qan3-696x374.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/qan3-781x420.jpg 781w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>= =<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta ka qeyb-galay shirkii ugu horreeyey ee dhex-maraya Agaasimaha Guud ee dhawaan loo doortay Ururka Ganacsiga Aduunka iyo Wasiirada Ganacsiga, Warshadaha iyo Maal-gashiga ee wadamada Afrika. Shirkaasi oo ujeedkiisu ahaa siddii la iskaga xog-waraysan lahaa horumarinta Ganacsiga Afrika,waxaa la isku dhaafsaday tallooyin wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":449564,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449557","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449557","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449557"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449576,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449557\/revisions\/449576"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}