{"id":449546,"date":"2021-06-18T06:58:38","date_gmt":"2021-06-18T06:58:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449546"},"modified":"2021-06-18T06:58:38","modified_gmt":"2021-06-18T06:58:38","slug":"dadka-iiraan-oo-u-dareeray-goobaha-codbixinta-ee-doorashooyinka-madaxtinimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dadka-iiraan-oo-u-dareeray-goobaha-codbixinta-ee-doorashooyinka-madaxtinimo\/","title":{"rendered":"Dadka Iiraan oo u dareeray goobaha codbixinta ee doorashooyinka madaxtinimo"},"content":{"rendered":"<p>Dadka reer Iiraan ayaa mmaanta u dareeray goobaha codbixinta ee tartanka madaxtinimo ee dalkaasi,iyadoo ay jiraan walaac laga qabo tirada dadka ka soo qeyb galaya doorashada madaxtinimo oo aad u hooseeya.<\/p>\n<p>Illaa 60 milyan oo codbixiyeyaal ah oo ku sugan Iiraan ayaa la filayaa in ay u codeeyaan ciddii ay ku aamini lahaayeen talada afarta murashax ee loolanka ugu jira sidii ay u beddeli lahaayeen Madaxweyne Hassan Rouhani.<\/p>\n<p>Madaxa muxaafidka Ebrahim Raisi, ayaa si weyn loogu arkaa inuu yahay ninka ugu cadcad tartanka doorashada.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Sare Ali Hosseini Khamenei ayaa isna saaka oo Jimco ah codkiisa dhiibtay,wuxuuna hor istaagay boqolaal musharax, oo ay ku jiraan kuwa isbedel doonka ah iyo kuwa la safan Rouhani.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka reer Iiraan ayaa mmaanta u dareeray goobaha codbixinta ee tartanka madaxtinimo ee dalkaasi,iyadoo ay jiraan walaac laga qabo tirada dadka ka soo qeyb galaya doorashada madaxtinimo oo aad u hooseeya. Illaa 60 milyan oo codbixiyeyaal ah oo ku sugan Iiraan ayaa la filayaa in ay u codeeyaan ciddii ay ku aamini lahaayeen talada afarta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":449547,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449546","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449548,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449546\/revisions\/449548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}